Posted in WARARKA MAANTA

“Odayaasha reer Hiiraan intooda badan waxay isku raaceen in Jowhar la tago”

Muqdisho,28 March 2016:Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in inta badan odayaasha gobolka Hiiraan…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Ila qosol iyo Mataan 2016, adigaa qosol ka dhergi doona !

https://www.youtube.com/watch?v=O-rQ6BLwr9s

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Heshiiska Kismaayo waxaa uu muujinaya baahida loo qabo in la ballaariyo lana dhiirigeliyo hawlaha dib u heshiisiinta’’

Beled Weyne, 27 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Cumar oo uga Mahadceliyey Dawladda Talyaaniga Taageerada ay siinayso Soomaaliya.

Garowe, March 27, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke,…

Posted in WARARKA MAANTA

Qeybaha bulshada oo ku eedeeyay Guddiga QM in ay is hor-taag ku sameeyeen soo kabashada Somalia

Muqdisho,27 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 600 hogaamiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay in Odayaasha Hiiraan dib ugu laabtaan shirka Jowhar

Muqdisho,27 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beledweyn kaga dhawaaqeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha wuxuu laaluush ku bixiyay kala qeybinta qabaa’ilka Hiiraan”

Muqdisho,27 March 2016: C/llaahi Goodax Barre Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa oo dab qabsaday.

Muqdisho,27 March 2016: Xalay saqdii dhexe ayaa dab ka kacay Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

“Dowladdu si qaldan ayay u maareyneysaa maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”

Muqdisho,27 March 2016: Maxamuud Axmed Tarsan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ayaa ka hadlay is mari waaga…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Yaa gubay Cusbitaallada Banaadir iyo Madiina ?

https://youtu.be/4coLnI-3pWo

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Xasan Xanafi oo dil toogasho ah lagu xukumay

https://youtu.be/noJGMqxOpSE

Posted in WARARKA MAANTA

Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Beledweyn

Muqdisho,26 March 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada…