Dowladda Federalka ah iyo Waxqabadkeedii Asbuucii Dhammaaday.
Muqdisho, 27 February 2016: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka…
FIFA oo dooratay Gianni Infantino
Muqdisho, 27 February 2016: Ururka kubbada cagta adduunka ee loo yaqaan Fifa ayaa shalay doortay Gianni Infantino oo…
“Qaraxii xalay wuxuu ka weynaa kii hotelka Jazeera, illaa 200KG ayuu ahaa”
Muqdisho, 27 February 2016: C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Amniga Gudaha ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho…
DEG DEG: Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Irida Hore ee Hotelka SYL
Muqdisho, 26 February 2016: Qarax xoog leh oo loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa ka…
Faarax C/qaadir iyo Gabre oo si qarsoodi ah loo duubay iyaga oo tashanaya
Muqdisho, 26 February 2016: Shirkii Madasha ahaa ee Istanbul uga socday Somalia iyo Beesha caalamka, ayaa waxaa qeyb…
CAYAARYAHAN CUMAR MAXAMED oo noqday Somaligii ugu horeeyay oo Seria A USA u saxiixa
Columbus, Ohio | QOL | February 26, 2016 – Cayaaryahanka da’da yar ee CUMAR ABDULLAHI MAXAMED ayaa…
Guddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho, 26 February 2016: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ,ayaa magaalada Istanbul…
TACSI: Marxuumad Maryanruun Cali Xasan
Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajacuun Marxuumad Maryanruun Cali Xasan oo ku geeriyootey magaalada London, maanta Jimca…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait “SAWIRRO”
Muqdisho | QOL | February 26, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ganacsatada Turkiga ku dhiirigeliyay inay maalgashadaan Soomaaliya
Bursa, 26 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey…
More phones, few banks and years of instability are transforming Somalia to a cashless society
Somali traders at markets like this one in Mogadishu are increasingly more likely to do business using…
US policies do more harm than good in Somalia
Substantive change in dealing with Somalia is long overdue. ALJAZEERA | 22 Feb 2016 | To stabilise…