Shirkii Istanbul oo la soo gaba gabeeyay iyo Soomaaliya oo fikradeeda lagu taageeray
Muqdisho, 24 February 2016: Mar dhow ayaa la soo gaba gabeeyay shirkii looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ee loogu…
Talyaaniga Oo Sheegay Inay Soomaaliya Garab ku Siinayaan Dhanka Bini’aadanimada Iyo Amaanka.
Muqdisho, 24 February 2016: Dowlada Talyaaniga ayaa caddeysay in ay kordhin doonto taageerada ay siineyso dowlada Soomaaliya ee…
Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya
Muqdisho, 24 February 2016: Shirki looga hadlaayay Arrimaha Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga…
HAVE WE WONDERED, WHY OUR PRIME MINISTER AND HIS DELEGATIONS WERE DETAINED?
Do we understand how diplomatic immunity works? And what will be the consequence for the Humiliation…
Ra’iisul Wasaare Cumar,”Kenya Waan Kala Xisaabtamaynaa Wixii Ka dhacay Jomo Kenyatta”.
Muqdisho, 23 February 2016: Cumar Cabdirashiid, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo kusugan dalka Turkiga ayaa sheegay inay dowlada…
Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow furay Shirka Istanbul
Muqdisho, 23 February 2016: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa mar dhow ka furay magaalada Istanbul shirka Madasha…
Axmed Madoobe oo Beesha Mareexaan si la yaab leh ula hadlay
Muqdisho, 23 February 2016: Magaalada Kismaayo waxaa ka socda shirka wada-tashi ah oo ay ka qayb-galayaan odayaasha iyo…
Shirki Arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Istanbul
Muqdisho, 23 February 2016: Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu shir uga furmo…
Maxkamada sare oo sheegtay in dalka uusan ka jirin urur Iskaashato oo sharciyeysan
Muqdisho,22 February 2016: Maxkamadda sare ee Qaranka ayaa go’aan ka gaartay muran ku saabsan hogaanka ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Oo Gaarey Turkiga.
Muqdisho,22 February 2016: Mudane Cumar Cabdrashiid Cali, Ra’isal Wasaraaha xukuumadda federalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey…
Madaxweyne Xasan Shiikh Oo U Anbabaxay Dalka Turkiga.
Muqdisho,22 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba…
C/weli Gas oo laga yaabo in uu Shirka Istanbul ka baaqdo
Muqdisho,22 February 2016: Warar an la hubin balse iska soo daba dhacaaya, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/wali…