Posted in WARARKA MAANTA

Kulanki Madaxweynaha iyo Odayaashi Reer Hiiraan oo Fashil ku dhamaaday.

Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne, ayaa sheegaya in shirki maanta uu la qaatay Madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

EEDO LIIBIYA LACAG MA GAYSAA!!!?

  Aqristow markaad aragtay Ciwaanka maqalkan, maxaa kugu soo dhacaya, waa Calool xumo iyo Ciil, cawo iyo…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Zidane oo Guushii 1 ee Champions League la Gaaray Real Madrid…

Muqdisho | QOL | February 18, 2016 – Zanadine Zidane Tababaraha Cusub ee Kooxda Real Madrid ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Lix Dhalinyaro Soomaali- British ah oo lagu xukumay 47-sano oo xabsi ah

Muqdisho,18 February 2016: Maxkamad ku taal magaalada Birmingham ayaa shalay lix dhalinyaro Soomaali ah ku xukuntay 47 sano…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda FBI-da Mareykanka oo dalbatay arin ay ku baarayso Wasiirka Hadliye

Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya, Wasaarada arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Saraakiisha FBI-da Mareykanka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi la socdo oo mar dhow gaaray Beledweyne

Muqdisho,18 February 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa mar dhow gaaray magaalada Beledweyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Qodobada Dastuurka ee Wax Laga Bedeley

Muqdisho,18 February 2016: Barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu go’aamiyey in qodobada dastuurka ee wax laga…

Posted in WARARKA MAANTA

MUDANE WASIIR MAAREEYE OO CODSI U DIRAY SAXAFADA MADAXA BANAAN.

  Aqristow in mudo ah, waxaa muran ka dhexjiray Ururka Saxaafada Somaaliyeed ee loo yaqaan (NUSOJ), murankaas…

Posted in NEWS in ENGLISH

The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab

Muqdisho,17 February, 2016: Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo 24 saac loo qabtay si uu u hor-tago Baarlamaanka

Muqdisho,17 February, 2016: Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, ayaa u qabtay muddo 24 saac in Baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninkii Daallo isku qarxiyay oo Macalin Dugsi ka ahaa Hargeysa

Muqdisho,17 February, 2016: Ruuxa la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradda Daallo bishan Febraayo 2da, ayaa la sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

SHACABKA OO WAL WAL IYO WALAAC KA MUUJIYEY TAYADA CAANAHA GEEL.

Horaa loo yiri “nin aduunyo jogow, maxaa aragti kuu laaban”, hadaan noshahay wax badan oo aad layaabto…