Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida
Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi…
“Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”
Muqdisho,17 February, 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in…
14 iskoot Ex Horseed waxa uu mudan yahay Macalinka Xulka Soomaaliya….
Muqdisho | February 16, 2016 – Magaciisa oo dhameystiran waa Cismaan Xaaji Maye waxa lagu Naynaasaa Iskoot…
Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib marki shirki Munich uu ka qayb galay.
Muqdisho,16 February, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada…
Boutros-Boutros Ghali oo geeriyooday
Muqdisho,16 February, 2016: Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Boutros-Boutros Ghali oo u dhashay Masar ayaa geeriyooday, sida uu…
Al- Furat Hotel oo Muqdiaho KU Soo Kordhay
Muqdisho,16 February, 2016: Waxaa maanta xarigga laga jaray hotel cusub oo aad u qurux badan casri-na ah oo…
Suuqa Degmada Wadajir Oo Uu Xalay Dab Qabsaday.
Muqdisho,16 February, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo wada jira, ayaa xalay ku…
Barlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Su’aalo Waydiinaya Labo Wasiir.
Muqdisho,16 February, 2016: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo waydiin doonaan Wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka ee xukuumadda Soomaaliya…
DAAWO: Haweenka Soomaaliyeed oo loo sameeyay Duubab !
https://youtu.be/Pn6wYRqLOk4
Somalia U-11 show fantastic progress in their first international appearance
Muqdisho,15 February, 2016: Somali U-11 children from Mogadishu Primary school, who are representing their homeland in the ongoing…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Dowladi Nuur Cadde oo lagu dilay qarax.
Muqdisho,15 February, 2016: Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa mar an fogeeyn…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Kajeediyey Shirka Kasocda Magaalada Munchen.
Muqdisho,15 February, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kusugan Jarmalka ayaa khudbad muhiim ah ka…