Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016-ka oo laga hadlay
Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Munaasabaddaan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…
Qarax lala beegsaday Askarta Dowlada ee ka dhacay Afgooye
Muqdisho, 16 December 2015: Warar Afgooye naga soo gaaray ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 askari ee kamid…
War Caga Juglayn ah ee ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad
Muqdisho, 16 December 2015: Guddoomiyaha Maxamada Darajada 1aad ee Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in…
Ma la yaabaa in la isku afgarto Shirka Wadatashiga?
Muqdisho, 16 December 2015: Shirki wada tashiga ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee 2016 ayaa maanta lagu wadaa…
VIDEO: Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle oo diiday nidaamka 4.5-ka
https://youtu.be/UipGgb8GBV8
Somalia: AU troops in Somalia come up with new tricks to allow them mandate extension
Muqdisho, 15 December 2015: On Sunday night African union troops who are part of the peacekeeping mission in…
Habka iyo Qaabka ay qabiilaadka u heli doonaan kuraasta haddii la qaato nidaamka degmo 2016
Muqdisho, 15 December 2015: Qodobadi la soo bandhigay mid ka mid ah in xildhibaanada lagu soo xulo heer…
Shirki Wadatashiga oo Maanta Mar kale baaqday
Muqdisho, 15 December 2015: Waa marki sadaxaad ee uu dib u dhac ku yimaado Shirki wadatashiga ee Qaranka, kaas…
Hambalyo Aroos: Mahad M. Yalaxow iyo Fartuun M. Xiirey
Muqdisho | QOL | December 14, 2015 – Cali Yalaxow iyo Xaaskiisa Nimco Yaasiin iyo Caruurtooda waxay…
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo Shirki Wada tashiga ku timaamay mid Xaaraan ah.
Muqdisho, 15 December 2015: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo kamid ahaa Mudanayaasha baarlamanka Somalia uga qayb galaya shirka…
Madaxweynaha: “Soomaaliya Nabad ayeey u Oomantahay”
Muqdisho, 15 December 2015: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka ka socda magaalada…
Ciidamo Itoobiyaan oo la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusa Mareeb
Muqdisho, 15 December 2015: Ciidamo Itoobiyaan ayaa maanta la wareegay ammaanka garoonka diyaaradaha Dhuusa Mareeb, halkaasoo ay gacanta…