QM oo si kumeel gaar ah u joojisay qaxootiga Soomaalida ah ee kenya ka soo laabanaya
Moqdisho, November 16, 2015 —Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay…
Qaroofey oo Loo Guurinayo Ninkii Maxlali Lahaa
Moqdisho, November 16, 2015 — Qaroofey waa gabar sanweyn oo ay ka muuqato Afrikaanimo, joog qurxoona loo…
Madaxweynaha oo ku baaqay in khilaaf laga ilaaliyo wixii ka soo baxa shirarka madasha wada tashiga
Moqdisho, November 16, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin ku saabsan wada tashiyada dalka…
Shirka Wada tashiga ee doorashada 2016 oo ka bilowday Gobollada dalka
Moqdisho, November 16, 2015 — Shirka wada tashiga ee looga arrinsanayo habka doorashada dalka ka dhici karta…
Wasiirka Amniga oo Guddi baara u bixiyay sarkaalkii lagu dilay Beledweyn
Moqdisho,November 16,2015 — Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga, ayaa sheegay in Guddi soo baara…
Danjiraha Soomaaliya ee South Africa oo la kulmay xubno ka tirsan jaaliyadda Johannseburg
Moqdisho, November 16, 2015 — Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar…
VIDEO: Siyaasad cakiran, Axmed Madoobe, gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo doorashada 2016
https://youtu.be/5aEzaylbnzU
Mshruuc lagu horumarinayo kalluumeysiga oo maanta laga hirgeliyay xeebaha Muqdisho
Moqdisho, November 15, 2015 — Mashruuc loogu talagalay kalluumeeysatada iney si fudud ugu jillaabtaan ayaa laga hirgeliyay…
Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka dhisayso xadka War-saxaafadeed
Moqdisho, November 15, 2015 — Xubnaha Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo maanta kulan ku…
Wasiirka Haweenka oo ku baaqday in la dhiiri geliyo gabdhaha waxbaranaya
Moqdisho, November 15, 2015 — Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay…
Maareeyaha dekadda Kismaayo oo beeniyay in dhuxul laga dhoofiyo Kismaayo
Moqdisho, November 15, 2015 — Maareeyaha dakadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cabdullaahi Dubad Shiil ayaa…