Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka X.D.S waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqul Insaanka

Moqdisho, November 15, 2015 —Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Cabdisamad oo sheegay in Xukuumada ay heshiis la galeeyso Kenya

Moqdisho, November 15, 2015 —Cabdisamad Macalin Maxamuud oo horay u soo noqday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay

Moqdisho, November 14, 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo go’aamiyay in sharci laga soo saaro darbiga Kenya ay ka dhisaneyso xadka

Moqdisho, November 14, 2015 — Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee India

Moqdisho, November 14, 2015 — Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: Dagaal goor dhow ka qarxay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo

Moqdisho, November 14, 2015 —Warar mar dhow naga soo gaaray Waqooyoga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Warsaxaafadeed Amar Lagu Siiyay Diyaaradaha Ay Soo Saartay Gal-Mudug

Moqdisho, November 14, 2015 — War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Duullimaadka Maamulka Galmudug ayaa ku amartay…

Posted in OPINION / FIKRAD

Aqoonyahan ku baaqay in Ummadda ay u midowdo difaacidda dalkooda

Moqdisho, November 14, 2015 — Ibraahim Faarax Bur-saliid oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo maanta la horgeynayo dood ka dhan ah Darbiga Kenya ka dhiseyso Xuduuda

Moqdisho, November 14, 2015 — Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaraar ku…

Posted in WARARKA MAANTA

“Fikirka ay Kenya Soomaaliya u soo gashay, ma ahan inay dhul qaataan, Amnigooda qatar ku jira”

Moqdisho, November 14, 2015 —Ninka ka taliya Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si la…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Waxaan ku soo arkay Kalbarema!

South Africa | QOL | November 13, 2015 – Wadanka South Africa oo sida magiciisa ka muuqata…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Indonesia Oo Warqadaha Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Dowlada Soomaaliya Ay U Magacowday Dalkaasi

Maanta oo ay taarikhdu tahay 13 November, 2015 oo Jimce ah ayaa Mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yasin…