Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddi qiimeeya u xil saaray khasaaraha qaraxyadii ka dhacay Beledwayne
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta…
Al-qaacida oo sheegatay weerar lagu dilay ku dhawaad 30 askari dalka Burkina Faso
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 — Kooxda Al-Qaacida ee Jama’at Nusrat al-Islam wal Muslimeen (JNIM) oo fadhigeedu yahay…
António Guterres oo si adag u cambaareeyay weerarradii Al-shabaab ee ka dhacay Beledweyne
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Xoghayaha Guue ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay weerarradii…
Ukraine oo magaalooyin cusub ka qabsatey Ruushka ku soo duuley
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Dhamaadka todobaadka waxaa jiray warbixino ku saabsan guulaha Yukreeniyaan ee ka soo baxaya…
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Magaalada Kismaayo
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay dabkii khasaaraha…
Kuuriyada Koonfureed oo raali-gelin ka bixisey gantaal tijaabo ah oo dhulka ku soo dhacay
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Labada dal ee cadaawaddu ka dhexayso ayaa mid walba waxa uu riday labo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Jaamacadda Carabta Ee Soomaaliya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo…
Ergeyga Gaarka Ah Ee Gurmadka Abaaraha Oo UK Kula Kulmay Hay’addaha Gargaarka
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur…
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya qaraxii shaley ka dhacay Balad Weyne iyo meydka aggaasimihii waaxda dhulka ee dowladda hoose oo la helay.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Magaalada Balad Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa wali waxaa ka socda hawlgal…
Dowladda Uganda oo iska fogeysay qoraallada uu soo dhigay bartiisa Twitter-kawiilka madaxweynaha Dalkaasi oo ahaa duulaan dalka Kenya lagu qaado,
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Dowladda Uganda ayaa iska fogeysay qoraallada uu soo dhigay bartiisa Twitter-kawiilka madaxweynaha. Wasaaradda…
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku…
Madaxweynaha Uganda wiilkiisa oo laga qaaday xilka kadib Caro ka dhalatay hanjabaad uu u jeediyay Dowlada Kenya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Labo-xiddigle Janaraal, Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni,…