Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo garay deegaanka Geel-gub si ay uga Qeyb qaataan Dagaalka Alshabaab ee Shabeelada dhexe.

Talaado: OCTOBER 4, 2022 Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gaaray deegaanka Geel-gub oo kaabiga ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN

Talaado: OCTOBER 4, 2022 Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN, isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Al Shabaab oo hubeesay Odayaal ay ku sheegtay Beesha Abgaal kuna dhawaaqay Dagaal kuna dhawaaqeen Dagaal lala galo Madaxweyne Xasan shekh

Talaado: OCTOBER 4, 2022 Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa kulan ku yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex iyo toban Qof dhalinyaro ah oo dad aan la garaneyn ay ku afduubteen dalka Zambia oo lasoo badbaadiyay bilo kadib markii la waayay.

Talaado: OCTOBER 4, 2022 Saddex iyo toban gabdhood oo dhalinyaro ah, oo dad aan la garaneyn ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka oo ka qayb galaya shirka Tamarta iyo todobaadka Batroolka Afrika

Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Xil, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda oo magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka socda saaxiibbada Caalamka ee Soomaaliya .

Talaado: OCTOBER 4, 2022  Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo gantaal loogga shakisan yahay ku gantay hawada Japan

Talaado: OCTOBER 4, 2022  Kuuriyada Waqooyi, ayaa gantaal loogga shakisan yahay ku gantay hawada Japan, taasoo u…

Posted in WARARKA MAANTA

Antonio Guterres oo wadamada horumaray ugu baaqday inay bixiyaan lacagihii ugu yabooheen wax ka qabashada cimilada

    Talaado: OCTOBER 4, 2022  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ka codsaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo ka digtay cuduro si xawli ah ugu fidaya Pakistan oo ka dhashay fatahaadihii ku dhuftay

    Talaado: OCTOBER 4, 2022  Qaramada Midoobay ayaa ka digtay halis ku soo fool leh dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Sare ee Maraykanka oo dhegaysanaysa eedo argagixiso oo loo haysto Google, Twitter iyo Facebook

    Talaado: OCTOBER 4, 2022 Maxkamadda sare ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay Isniintii inay dhegaysan doonto…

Posted in WARARKA MAANTA

Iiraan oo Mareykanka iyo Israel ku eedeysay Dibad baxyada ka dhacay dalkaasi

    Talaado: OCTOBER 4, 2022 Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran,  Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ku eedeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kumuu ahaa C/llaahi Nadiir Nadiir Madaxa Dacwada ee Kooxda Alshabaab ahaana kuwa ugu sharta badan Khawaarijta Al-Shabaab

    Talaado: OCTOBER 4, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa Isniintii sheegtay in hawlgal qorsheysan oo ay iska…