Safaarada Mareykanka Xarunteeda xamar oo ka hadashay Qaraxyadii ka dhacay Beledweyne
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Mareykanka ayaa war kasoo saaray qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka…
Xoghayhii golaha shacabka oo is casiley iyo mid cusub oo loo magacaabey Golaha
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Waxaa maanta ku dhawaaqey in uu xilkii iska casiley xoghayahii golaha shacabka ee…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay Beledweyne Saacado kadib
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada…
Masuuliyiin katirsan Hirshabeelle oo ku dhintay Qaraxyo lala beegsaday xerada Lama-galaay ee Beledweyne
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay laba Qarax oo is xigxiga oo…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in qaraxyadii Beledweyne la doonayay in isaga lagu dilo
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in qaraxyadii maanta lagu weeraray…
Wasiirka Difaaca “ Dilkiii Cabdulaahi Nadiir waxa uu aargsoosi u yahay Dilkii Farxaan Qaroole.
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka hadlay dilka…
Al-Shabaab oo qarax ay ku xirayeen Ceel-biyood kula kacay degaan katirsan gobolka Hiiraan
Isniin: OCTOBER 3, 2022 wararka ka imaanayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Tiro kamid ah maleeshiyada argagixisada…
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Wararka ka imaanaya deegaanka shiila- gaduud oo u dhaxeeya deeganka Ceel baar iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka warbixiyay howlgallo ciidmada Amniga ka sameyeen Magaalada Muqdisho
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo Cabdinaasir Daa’uud Sheekh Xasan Xukun Dil ah ku Riday
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil…
War Deg Deg ah Qaraxyo waa weyn oo goor dhawayd ka dhacay magaalada Beledwweyn
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa…