Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay xeebaha bari ee dalkaas

Axad: September 25, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Turkiga oo bilaabay y duqeymo Diyaaradeed ee ka dhanka ah Al-Shabaab Somaliya

Axad: September 25, 2022 Dowladda Turkiga ayaa toos ugu biirtay duqeymaha dhanka cirka ah ee lagu beegsanayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ka hadlay xaaladda amniga dalka gaar ahaan howlgalada iyo duulaanka ka dhanka Al-shabaab

  Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda amniga dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo Kuuriyada Waqooyi ugu digay in ay tijaabiso Gantaaladeeda Nukliyeerka

  Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa Jimcihii sheegay in laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay Ciidamada ku jira halganka lagula dagaalamaya argagixisada

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Xilkii ka qaaday Wasiiro uu ka mid yahay wasiirkii maaliyadda Xasan Shire Abgaalow oo gacantiisa midig ahaa

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wareegto uu caawa soo saaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay dhigiisa dalka Suudaan

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay Talyaha Nabad Sugida Puntland PSF

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo sheegay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee ah in dagaalka Ukraine u adeegsan doono hubka Nukliyeerka.

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxa Midowga Yurub u qaabilsan siyaasadda arrimaha dibadda ayaa sheegay in Midowga Yurub…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee gudaha Uganda oo korortay

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug, Wasiirka Gaashaandhiga iyo Talyaha Ciidanka oo gaaray deegaanno laga saaray Al-shabaab

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga  Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidamada Xoogga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay safaarad ka furaneyso dalka Morocco

Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa kulan gaar ah kula yeeshay…