Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Itoobiya
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Wariiska kalluumaysiga XFS oo qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Xasan…
Hoggaamigaha Mucaaradka Gabon oo xabsi guri laga dhigay
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Hogaamiyaha mucaaradka Gabon, Guy Nzouba-Ndama, ayaa xabsi guri ah muddo shan maalmood ka dib…
In ka badan 1,300 oo qof oo lagu xidhay Ruushka, ka dib mudaharaado ka dhacay dalkaas
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 In ka badan 1,300 oo qof ayaa xabsiga la dhigay, ka dib mudaharaado ka…
Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaale wax looga qaban doono Abaaraha
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ba’an ee ka jirta…
Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ciidanka Boliiska ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay waxyaabaha Maanka-dooriya oo si sharci dara…
Maalinta nabadda adduunka oo Muqdisho laga xusey (peace day)
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Meelo kamid ah magaalada Muqdisho waxaa lagu arkaayey calanka jmahuuriyadda oo la surey sida…
Ciidamada Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku dilay 27 ka tirsan Al-shabaab
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ciidamada Mareykanka ayaa 18-kii September ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar…
Joe Biden oo khudbad ka jeedinayay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Madoobey oo cambaareeyay hanjabaadda Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin
. Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden oo khudbad ka jeedinayay golaha loo dhanyahay ee…
Dacwad lagu soo oogay Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump iyo carruurtiisa
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump iyo saddex carruur ah oo uu dhalay…
Aryadyda muslimiinta ah ee Hindiya oo la barayo Heesahaa Diinta Hinduuga
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Siyaasiyiinta Kashmiir ee ay Hindiya maamusho ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Walaalayaal Isbitaalka Yardimeli dad badan ayaa ku waxyeeloobay, wuxuu noqday isbitaalka kawaanka dadk
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si kulul uga hadlay dhibaatada isbitaalka Yardimeli loogu…