Madaxweyne Mustafe Cagjar oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa wasiir ku-xigeeno cusub u magacaabay…
10 qof oo lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ka dhacay Mekelle
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 10 qof ayaa lagu dilay Arbacadii weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo hanjabaad u diray Armenia
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan…
Dowlad goboleedyada oo DFS ka dalbaday inay fasaxdo lacagtii deeqda ee Imaaraadka
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Mas’uuliyiinta gargaarka ee maamul goboleedyada ayaa ugu baaqay dawladda dhexe ee federaalka…
Ciidamada amaankoa Nin dil geysanayey kou dhex toogtay suuqa degaanka Weydow ee Duleedka Muqdisho.
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 – Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa galabta koonfurta magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa degaanka…
Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Taliye Ciidan u magacaabay Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee…
Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo si kulul ula hadlay odayaasha Abgaal kadib dagaal ka qarxay
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo kamid ah xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka ayaa si…
Dagaal u dhexeeya ciidamada dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo dhacay Xuduuda labada dal oo lagu dilay ku dhawaad 100 askari.
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Dagaal u dhexeeya ciidamada dalalka Armenia iyo Azerbaijan, kaasoo dhacay habeenimadii Isniinta, ayaa…
Saamileyda Twitter-ka oo oggolaaday in shirkada laga iibiyo Elon Musk
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Saamileyda shirkadda Twitter-ka, ayaa u codeeyay in la ansixiyo heshiis lala galay, Elon…
Maamul goboleedyada oo ka dalbadey dowlada Soomaaliya inay fasaxdo gargaarka abaaraha
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Wasiirrada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka ee dowlad goboleedyada Soomaaliya, ayaa xukuumadda federaalka waxey…
Caro ka dhalatey wariye ammaaney gumeysigii Ingiriiska ee Hindiya
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Tucker Carlson, oo ka tirsan kanaalka Mareykanka ee Fox News, ayaa sheegay in…
Dagaal yahanada Tigray oo lumiyey gacan ku heynta magaaalo muhiim ah
Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Taliyaha ciidamada Tigreega ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ,ee ay dagaalladu aafeeyeen, ayaa…