Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Mareykanka oo taageertay kacdoonka shacabka gobolka Hiiraan ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa taageertay kacdoonka shacabka gobolka Hiiraan ee ka dhanka ah kooxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Masar El-Sisi oo 8 sano kadib booqasho ku tagaya dalka Qatar

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Al-Sisi ayaa berri u safri doona Dooxa, waana booqashadii ugu horreysay muddo 8…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Shirweynaha Golaha wadatashiga iyo war-muriyeed lagaso saaray

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Deni oo sheegay in Puntland ay yeelan doonto saddex xisbi oo rasmi ah

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland ka daahfuray…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Charles III oo gaaray qasriga Holyroodhouse ee ku yaalla Edinburgh ee caasimadda Scotland.

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Boqor Charles III ayaa gaaray qasriga Holyroodhouse ee ku yaalla Edinburgh ee caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Cusub Kenya William Ruto oo Madaxtooyada kula kulmay madaxweynaha Xilka ka dagayo Uhuru Kenyatta.

. Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga oo sheegay in maraakiib ay leeyihiin ciidamada Giriigu rasaas ku fureen Xili ii marayay biyaha caalamiga ah

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Turkiga ayaa sheegay in maraakiib ay leeyihiin ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.6 ii ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Guinea

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.6 ayaa ku dhuftay dalka Papua New Guinea, kaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay degmada Afgooye

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Qarax xoogan ayaa goordhoweyd ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Diplomaasi Maraykan ah oo booqasho ku tagtay dalka Sri Lanka oo ku boorrisay masuuliyiinta dalkaasi inay wax ka qabtaan musuqmaasuqa

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Diplomaasi sare oo Maraykan ah oo booqasho ku tagtay dalka Sri Lanka Axaddii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Midowga Afrika oo ka hadlay baaqa TPLF ee ah inay wadahadal diyaar u yihiin

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay baaqa kasoo baxay jabhadda TPLF ee ah inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Midowga Yurub kala hadlay xoojinta xiriirka & taageerada Soomaaliya

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub…