Dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax ka dhacay G/Baay
Axad: 10 Sebtembar 2022 Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku geeriyooday, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen…
Qaabka loo aasi doono Boqorad Elizabeth Boqorad Elizabeth oo geeriyootay, iyadoo ahayd boqoradda ugu mudada dheer ee soo xukuntay Brtitain
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Boqorad Elizabeth II ayaa geeriyootay, iyadoo ahayd boqoradda ugu mudada dheer ee soo…
Taliska Booliiska oo sheegay in baarayaan dad rayid ah oo khasaare ka soo gaaray howgal ay ka fuliyeen Sh/hoose
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka sida…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo galabta gabaldhicii soo gaaray Magaalada Muqdisho
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho…
Boqor Charles III oo si rasmi ah loogu wareejiyay xilka boqortooyada
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Waxaa si rasm ah xilka boqortooyada loogu caaleemo saaray Boqor Charles III kadib…
Boqor Charles III oo dib ugu laabtay qarsiga Buckingham
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Boqorka cusub ayaa dib ugu laabtay qarsiga Buckingham kadib markii lagu wareejiyay xilka…
Dad gaaraya Boqolaal oo weli kusii qulqulayaa afaafka hore ee guriga boqortooyada ee ku yaalla Scotland qasriga Balmoral
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Dad badan ayaa weli kusii qulqulayaa afaafka hore ee guriga boqortooyada ee ku…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Muqdisho galabta
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa goor…
Xildhibaan Jeesow” Ciidanka Macaawisleyda ee ka dagaalamaya Hiiraan lama dhihi karo hogaan maleh”
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa taageero u muujiyay ciidanka deegaanka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka…
Golaha deegaanka degmada Xudur oo Gudoomiye doortay
Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen…
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee UK oo ku sugan munaasabadda caleemo saarka boqor Charles Cusub ee UK
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Waxaa xafladda caleemo saarka boqor Charles II ku sugan Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, si…