Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Charles-ka saddexaad cusub ee UK oo maanta xilka loo caleema saarayo

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Boqor Charles-ka saddexaad ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa inuu yahay boqorka…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqorka Japan Naruhito oo qorsheynayaa in uu ka qeybgalo aaska boqorodda Britain Queen Elizabeth

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Boqorka Japan Naruhito ayaa qorsheynayaa in uu ka qeybgalo aaska boqorodda Britain Queen…

Posted in WARARKA MAANTA

DF Soomaaliya oo dalka dibeddiisa u qaaday qaar kamid ah Dhaawacyada Weerarkii Hoteel Xayaat

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaar caafimaad oo dibadda ah u dirtay dadkii 19,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgalka ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Baay

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Ciidamada Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha QM oo sheegay in daadadka ku fatahay Pakistan ay yihiin cawaaqibka ka dhashay Isbedelka Cimilada

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Sidee Taliban wax uga qaban karaan, dalkaas oo laga beero 80% daroogada Opium-ta ee dunida laga isticmaalo?

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Ururka Taliban ee la wareegay xukunka dalka Afghanistan ayay hortaallaa hal-xidhaale ah, sidii…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Nigeria oo sheegay inay dileen 250 ka tirsan maleeshiyada Boko Haram

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Militariga Nigeria ayaa sheegey inay dileen in ka badan 250 maleeshiyaadka Boko Haram…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay in ay ka soo goosteen Al-shabaab

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay ayaa soo bandhigay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Wasiirka Sirdoonka Iiraan

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay Mas’uuliyiinta ugu sarreysa wasaaradda sirdoonka iyo amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad rayid ah oo lagu dilay duqeyn laga fuliyay Gobolka Sh/hoose

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn ayaa Diyaarado dagaal ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Tahriibayaal ku dhintay badda Mediterranean-ka

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u…