Posted in WARARKA MAANTA

Iran oo sheegtay in ciidamadeeda badda ay Badda Cas ku qabteen labo dooni, oo nooca aan naaquudaha lahayn uu leeyahay Mareykanka.

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Iran ayaa sheegtay in ciidamadeeda badda ay Badda Cas ku qabteen labo dooni,…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo markii ugu horeysay dalkeeda u oggolaanayso bangiyada caalamiga iney ka howlgalaan

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Golaha wasiirrada ee xukuumadda Itoobiya, ayaa meel mariyey siyaasad qabyo ah, oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkiga oo doonaya inuu dhexdhexaadiyo Ruushka iyo Ukraine

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la sheegay inuu soo bandhigay qorshe uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo faray saraakiisha amniga in ay ka jawaabaan weerarkii Al-shabaab dadka ku laayeen

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Madaxweynaha mamaulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta ka qayb galay kulan looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Al-Shabaab Abu Muscab oo si jees jees ah uga hadlay shacabkii ay xasuuqeen qirayna in qabiil gaar ah

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarradii dadka badan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Oromiya oo dilay tobanaan qof waxayna gubeen oo ay xattooyo ka gaysteen guryo ku yaalla magaalo ka tirsan gobolka Oromiya

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Xubno ka tirsan maleeshiyaadka qowmiyadda labaad ee ugu weyn Itoobiya ayaa dilay tobanaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan xukuumadda Pakistan oo sheegay in daadadka ba’an ee ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee dalkaasi xumayd

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Wasiir ka tirsan xukuumadda Pakistan ayaa sheegay in daadadka ba’an ee ka dhashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dadkii Shabaab ku laayeen gobolka Hiiraan

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii Al- shabaab ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Al shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada dadii saakay lagu laayay gobolka Hiiraan

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022  Al shabaab, ayaa ka hadlay dadka lagu laayey gobolka Hiiraan maanta, iyagoo sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhuumaha gaaska geeya Jarmalka ee Ruushka oo maalintii saddexaad xiran iyo gaas la’aan ka taagan Yurub

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022  Shirkadda Tamarta & Gaaska ee Ruushka (Gazprom) ayaa ku dhawaaqday inaanan maanta dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Maraykanka, oo shalay u dirtay dalka Itoobiya ergey, si uu u soo afjaro dagaallada kasoo cusboonaaday dalkaasi

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022  Dowladda Maraykanka, ayaa Jimcihii u dirtay dalka Itoobiya ergey, si uu u soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Kenya oo heegan sare la geliyay xilli la sugayo go’aanka maxkamadda ee muranka doorashada

Sabti: SEPTEMBER 3, 2022  Dhammaan madaxda gobollada iyo degmooyinka dalka Kenya, ayaa laga codsaday inay u diyaar…