Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada Oo Caawa Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Canshuuraha Iyo Dakhliga Dalka

Muqdisho, Arbaco, 21 Agoosto 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimihii hore ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho

Muqdisho – Agaasimihii hore ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho,…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya: ‘Ma jirto cid naga joojin karta inaan dhaqdhaqaaqyo ka sameyno gudaha Soomaaliya’

Bishii June, Xuseen Macallin oo ah La taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalia Readying to Take the Next Step

“We applaud Somalia’s continued commitment to the fight against al-Shabab,” said Political Minister Counselor Kelley. “We fully…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhiimadda Iyo Saamaynta Dhaqaalaha Dalka Ee Maqnaashaha Lacagta Shilinka Soomaaliga

Soomaaliya waxaa loo aqoonsanyahay dal aan beeso lahayn(Cashless), kadib markii uu meesha ka baxay isticmaalkii Shillinka, taasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha shacabka oo mar kale ka dooday hirgelinta canshuurta iibka

Muqdisho – Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mogadishu University Launches a Civil Aviation Faculty, Marking Educational Milestone

Mogadishu University has officially launched a faculty dedicated to civil aviation studies, a milestone in Somalia’s higher…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalia takes historic step towards universal suffrage after 55 years

Somalia’s cabinet approved a bill that, if confirmed by parliament, will revert the country’s election system to…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo intooda badan joojiyay isticmaalka akoonadii iyo numberadii lagu yaqaanay

Xilli dhowaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay hirgelisay hannaanka canshuuraha iibka oo ah qidmad ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Siciid Deni oo la kulmay Beesha Caalamka

Nairobi – Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shir ku saabsan xasilinta deegaanada Hirshabeelle

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada…

Posted in WARARKA MAANTA

Canshuurta ay qaado DF Soomaaliya xagee aadaa?

Muqdisho  – Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta ka qayb-galay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho…