Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xaafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safaaradda Sucuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha safaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilhaan Cumar oo markale la doortay, saameyn intee la’eg ayay ku leedahay Soomaalida Maraykanka

Ilhaan Cumar ayey mar kale xalay u ahayd habeen adag ka dib muddo bila ah oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

Jabuuti  – Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo wareeg seddexaad loo ballamay

Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in maanta uu soo xirmay kulan laba…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Soomaaliya oo ka jawaabtay shakiga iyo buuqa wadahalka Itoobiya iyo Badda Soomaaliya

Muqdisho – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal ay Soomaali badan shaki ka muujiyeen oo wasiirka arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Fowsiya Yuusuf ma waxay isaga hartay tartankii ay ugu jirtay Kursiga hoggaanka Midowga Afrika?

Qoraalka ay barteeda ‘X’ ku daabacday Fowsiya Yuusuf ayay ku sheegtay in ay taageero la garab taagan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay wadahadala Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga wado

Hargeysa -– Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay dadaaladda uu Turkiga ku doonayo inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

War Saxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiye Madaxweyne hore Shariif Sh. Axmed

Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorasha QOF iyo COD iyo mowqifka Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah u jeediyay dadka Soomaaliyeed ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadahal Soomaaliya iyo Itoobiya ee wakhtigooda laga soo hormariyey

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadka soo socda si ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay qoyska fanaanad Asma Saban ka yiraahdeen sababa ay u geeriyootay?

Waxaa magaalada Hargeysa lagu aasay fanaanada Asma Xasan Ismaaciil oo ku caan ahayd Asma Saban oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Silent Suffering: The deadly toll of healthcare access challenges in Baidoa, Somalia

“Seven months ago, my wife gave birth to twin boys. She experienced excessive bleeding during delivery, but…