Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed “ ‘Waa in la ciribtiraa jabhadda Oromada’
Talaado: July 05, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xasuuq ku tilmaamay weerarro lagu beegsaday dadka…
Ra’isul Wasaarihii Hore ee dalka Rooble oo u Ambabaxay Wadanka Sacuudiga si uu uga qeyb galo Gudashada Xajka
Talaado: July 05, 2022 Ra’iisul wasaarihii hore ee XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u anbabaxay dalka…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya oo shaaciyay inuu ‘qabiil Soomaali ah kasoo jeedo
Talaado: July 05, 2022 Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya, Kalonzo Musyoka, ayaa sheegay in uu kasoo…
Toogasho dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Mareykanka Markale
Talaado: July 05, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa toogasho markale ka dhacday gudaha dalka…
Cismaan Axmed Macow oo Lagu dilay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa Dilkiisa
Talaado: July 05, 2022 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay rag hubeysan oo…
Shir kenya uga furmaya urur Gobaleedka IGAD iyo Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa
Talaado: July 05, 2022 Shir Madaxeedka 39aad ee Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta ka dhacaya Magaalada Nairobi…
UNOCHA ” ugu yaraan 200 oo carruur ah ayaa Soomaaliya ugu geeriyoodeen tan iyo bishii Janaayo ee sannadkan
Talaado: July 05, 2022 Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in ugu…
Ciidamada Dowladda oo Howlgalka dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay Muqdisho.
Talaado: July 05, 2022 Xili degmooyinka qaar ee Magaalada muqdisho qaati looga tagan yahay Kooxo hubaysan oo…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga
Talaado: July 05, 2022 Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Booqasho…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee ku kool Turkiga
Talaado: July 05, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku…
Wafdi ka socdo Dowladda Soomaaliya oo ka qeeyb gelayo Shir Madaxeedka IGAD
Talaado: July 05, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Guuleed ayaa magaalada…
Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Dalka Tunisia.
Talaado: July 05, 2022 Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Tunisia ayaa ku guuleystey in ay badbaadiyaan 97…