Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo yeelanaya kulan wadajir ah
Talaado: June 28, 2022 Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maantay yeelanaya kulan wadajir ah,…
Mareykanka dad ka badan 40 qof oo tahriibayaal ah oo Meydadkooda laga dhex helay Gaari
Talaado: June 28, 2022 Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin…
Madaxweyne Laftagareen oo Kulan laqaatay Raysulwasaare Xamze Cabdi Bare
Talaado: June 28, 2022 Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka, Xamse Cabdi Barre ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay…
Ciidamada ammaaanka oo howlgal Qorshaysan ka Fuliyay Magaalada Muqdisho
Talaado: June 28, 2022 Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyey qaar ka mid…
Xiisad mar kale ka soo cusboonatay xadka Suudan iyo Itoobiya
Talaado: June 28, 2022 Milatariga Sudan ayaa wacad ku maray in ay tallaabo ku haboon kaga falcelin…
Nin iska diiday dalabyo shaqo oo ay u soo jeediyeen shirkadaha Google iyo Amazon oo aqbalay dalabka shirkad kale oo caan ah
Talaado: June 28, 2022 Bisakh Mondal oo ah arday wax ka barta jaamacada Jadavpur ee gobolka Bengal…
Gabar suulida aaday oo kadib la kulantay arrin lama filaan ah
Talaado: June 28, 2022 Gabar ardayad ah oo wax ka barata dalka Ingriiska ayaa aad u argagaxday,…
18 qof ayaa oo la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar uu Ruushka ku qaaday xarun laga dukaameysto oo ku taal Kremenchuck.
Talaado: June 28, 2022 Ugu yaraan 18 qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen…
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo u ambabaxay Boqortooyada Sucuudi Carabiya
Isniin: June 27, 2022 Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa DFS Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo…
Daawo: Dagaalkii saakay ka dhacay iskuulka Hoyga Xamar qeybtiisa xanaanada carruurta ee degmada Hodan
Isniin: June 27, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhinacyadii ay dhex martay shaqaadadii maanta…
Sweden iyo Finland oo codsaday inay la kulmaan Erdogan kahor shirka NATO
Isniin: June 27, 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa ka qeyb gali doona kulan wadahadal ah oo…
Magaalada Galkacyo gaar ahaan dhinaca Puntland oo la sheegtay in ay ka hirgalin doonaan Doorasho qof iyo cod ah
Isniin: June 27, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo gaar ahaan dhinaca Puntland ayaa sheegaya in ay…