Waardiyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S oo lagu xukumay shan sano.
Talaado: June 28, 2022 Waardiyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S ayaa…
Qaar kamid ah xujeyda Itoobiya oo cabaneysa
. Talaado: June 28, 2022 Cabasho ayaa ka imaanaysa dad doonayey inay gutaan waajibaadka xajka ee sanandkan,…
Weeraryahankii hore ee Liverpool Divock Origi oo ku sugan Talyaaniga si uu tijaabada caafimaadka u maro ka hor inta uusan ku biirin AC Milan.
Talaado: June 28, 2022 Weeraryahankii hore ee Liverpool Divock Origi ayaa ku sugan dalka Talyaaniga si uu…
NATO “ Adduunku wuxuu noqon doonaa meel aan ammaan ahayn, haddii Ruushku uu ku guulaysto Dagaalka Ukraine
Talaado: June 28, 2022 Madaxa NATO ayaa ka digay in dunidu ay sii xumaan doonto haddii Ruushku…
Israa’iil oo hoos u dhigtay digniinta safarka ee Istanbul, ka dib markii ay dawladdu sheegtay in ay fashilisay dilal qorshaysan oo Iran
Talaado: June 28, 2022 Israa’iil ayaa hoos u dhigtay digniinta safarka ee Istanbul, ka dib markii ay…
Ciidamada Suudaan oo weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka lagu muransan yahay ee Al Fashaga
Talaado: June 28, 2022 Ciidamada Suudaan ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku…
Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo daah furay shirka isku xirka Mashaariicda Caafimaadka
Talaado: June 28, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daah…
Agaasimaha guud ee Caafimaadka oo soo dhaweeyay wafdi ka socda WHO
Talaado: June 28, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimayasha…
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ururka haweenka Degmada dhoobley
Talaado: June 28, 2022 Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, ayaa maanta la kulmay ururka haweenka ee Degmada Dhoobley. Haweenka…
Shir caalami ah oo looga hadlaya horumarinta dawladaha hoose iyo maamulada maxaliga ah oo ka socda Poland
Talaado: June 28, 2022 Magaalada Katowice ee dalka Poland, waxan ka socda shirweyne caalami oo ay soo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad Goboleedyada
Talaado: June 28, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe…
Afhayeenka Madaxtooyada oo ka hadlay xaaladda dhallinyaradii tababarka loogu qaaday talka Eritrea.
Talaado: June 28, 2022 Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada,…