Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda dalka

  Isniin: June 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban…

Posted in WARARKA MAANTA

Ricky Lightfoot oo ah nn orodyhan ah oo noqday ninka keliya ee saddexaad ee ku guuleysta tartan dhexmara dadka iyo fardaha

  Isniin: June 13, 2022 Ricky Lightfoot oo ah nn orodyhan ah ayaa noqday ninka keliya ee saddexaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ingiriiska oo lagu cadaadinayo in aanay magangalyo -doonka keenin Rwanda

  Isniin: June 13, 2022 Maxkamadda Rafcaanka ee magaalada London ayaa diiday baaq ku saabsanaa in la joojiyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo xabsiga dhigtay wariyeyaal kasoo jeedo Puntland

  Isniin: June 13, 2022 Waxaa Magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag lagu xirey weriyeyaal kasoo jeedo maamul goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Danjiraha Sacuudigga u fadhiya Soomaaliya.

 Isniin: June 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo booqasho ku jooga dalka Finland oo ka hadlay walaac ammaanka ee Turkigu Finland iyo Sweden

 Isniin: June 13, 2022 Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo booqasho ku jooga dalka Finland, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanad Qaali Shire “Shalay waa ka aamustay oo waxa fiirsatay danahaaga qaaska ah, maanta oo laga joogo sanad in aad tiraahdo guddi ha loo qabto waa hadalka uu Fahad yiri oo kale

Isniin: June 13, 2022 Xildhibaanad Qaali Cali Shire ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Aamiin Jeesow…

Posted in VIDEOS

5-tii Qeybood: Wareysigii Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka “NISA” Fahad Yasin Xaaji Dahir.

June 10, 2022 | Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho . . June 10, 2022 | Xafiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Amiin Jeesow “ Waxaan rabaa inaan halkan kasoo jeedino annagoo ah xildhibaano Soomaaliyeed in kiiskii Ikraan Tahliil loo xil-saaro guddi baarlamaani ah

Isniin: June 13, 2022 Kulankii maanta ee xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qaaday arrin…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababar socon doono muddo Seddex maalin ah oo Muqdisho laga furay

Isniin:June 13, 2022 Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo hubka halista ah ee la mamnuucay ku garaacay Ukraine

Isniin:June 13, 2022 Ruushka ayaa boqolaal kun oo qof ku dilay magaalada Kharkiv ee dhacda waqooy bari…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Afbarwaaqo

Isniin:June 13, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali iyo wafdi ay horkaceyso ayaa…