Xaaladda degaanka Bacda oo xalay dagaal qaraar ku dhexmaray Dagaalamayasha Al-Shabaab iyo Ciidamo Macawiisleey ah oo Dagan
Isniin: June 13, 2022 Waxaa saaka degan Xaaladda degaanka Bacda oo xalay dagaal qaraar ku dhexmaray Dagaalamayasha…
M/Weeyne Xasan Sheekh oo qaabilay Ergo ka socota dowladda Uganda
Axad: June 12, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga…
Xabsiga Dhexe ee Xamar oo lagu qabtay kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Dalka
Axad: June 12, 2022 Kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa lagu qabtay…
Guddoomiye ku-xigeen labaad ee Barlamaanka Galmudug oo soo dhaweyn kadib ka hadashay u jeedka safarka ay ku timid Gaalkacyo
Axad: June 12, 2022 Guddoomiye ku-xigeen labaad ee Barlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali, Ayaa soo dhaweyn kadib…
Wasiir Beyle oo qaabilay Wasiirka Maaliyadda Jubbaland
Axad: June 12, 2022 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqalaha Dawlad Goboledka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed…
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Dhuusamareeb oo xilka la wareegay
Axad: June 12, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan ayaa goordhaw…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya
Axad: June 12, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa…
Madaxweynaha Ukraine oo kudbad u jeediyay ardayda jaamacadaha UK
Axad: June 12, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ardayda jaamacadaha UK kala hadlay aaladda Zoom-ka. Wuxuu…
Cudur halis ah oo ka dilaacay magaalo muhiim ah oo Ukraine ka tirsan
Axad: June 12, 2022 Wasaaradda difaaca UK ayaa sheegtay in magaalada dekedda leh ee Mariupol ee Ukraine…
Kulamo Muqdisho ka socoto iyo R/wasaaraha Soomaaliya oo saacdaha soo socda la filayo in lagu dhawaaqo.
Axad: June 12, 2022 Madaxweeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sacaadihii lasoo dhaafay Muqdisho ka waday latashayadii…
dibadbaxayaal dalbanaya wax ka qabashada hubka oo magaalooyiinka Mareykanka isugu soo baxay
Axad: June 12, 2022 Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay…
8 Qof oo ku Geeriyotay Shil Bas oo ka dhacay Dalka Turkiga
Axad: June 12, 2022 Siddeed qof ayaa ku dhintay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen Sabtidii, galbeedka…