Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan oo ka hadlayay Gaari saakay xoog gudaha ugu galay gurigiisa

Sabti: June 11, 2022 Hoggaamiyaha xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan oo ka hadlayay Gaari saakay xoog gudaha ugu galay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo soo saaray Liiska Xubnaha cusub ee Guddiga Doorashada

Sabti: June 11, 2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa soo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada, isaga oo…

Posted in WARARKA MAANTA

allah ha u naxriistee Wariye Yaasmiin Mayow oo ku geeriyootay dalka Turkiga

Sabti: June 11, 2022 allah ha u naxriistee Yaasmiin Mayoow Maxamed oo ka mid aheyd Suxufiyiinta Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

CC-Warsame oo D/Goboledyada kala hadlay wajihidda xaaladda Abaareed ee dalka ka jirta

Sabti: June 11, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo wajahaysa gabaabsi dhanka saanadda dagaalka ah

Sabti: June 11, 2022 Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in ciidamadooda ay gabaabsi ka yihiin saanadda dagaalka, xilli…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka warbixisay Shirka u furmay Madaxda DF iyo D/goboleedyada

Sabti: June 11, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimihii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax

Sabti: June 11, 2022 Agaasimihii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Afgooye

Wasiirka Wasaaradda ariimaha Gudaha KGS ayaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye u magacaabay Mudane Cabdulaahi Maxamed Cusmaan Hiraabe,iyadoo xilka…

Posted in WARARKA MAANTA

AKHRISO: Qodobada looga hadlaayo Shirka golaha Wadatashiga Qaran ee ka furmay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlaya kulanka Aqalka Sare ee hadda socda?

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland iyo DDS oo ka wada hadlay la dagaallanka waxyaabaha sharci-darrada ah

Waxaa magaalada Burco lagu soo afmeeray shirkii arrimaha amniga iyo iskaashiga xidiidhka labada dhinac ee gobolka Tog-dheer…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu waddaa in uu maanta Shir gudoomiyo Shirka golaha wadatashiga…