Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 40,000 oo arday oo imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland

Saaka  Somaliland 40,000 kun oo arday ayaa u fadhiistay  Imtixaanka Shahaadiga ah Ee dugsiyadda Sare iyo Dhexe…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada Mucaaraadka Somaliland oo sheegay in ay dib u dhigeen banaanbixii ay maanta iclaamiyeen

Xisbiyada  Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa dib u dhigay banaanbax weyn oo maanta lagu waday in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo Dil Toogasha ah ku Xukumay laba nin oo u Dhashay Dowlada British

Sabti: June 11, 2022 Labo nin oo British ah iyo mid Marookaan ah oo la qabtay iyaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamanka oo la kulmay C/kariin Muuse Qalbidhagax oo ka mid ah saraakiisha ururka ONLF.

Sabti: June 11, 2022 Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa la kulmay C/kariin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan oo ugu digay Greece inay militariga ka caagaan Jasiiradaha ku yaalla badda

Sabti: June 11, 2022 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ugu digay Greece inay militariga ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo soo saaray qoraal uu uga hadlayo caleemo saarkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Sabti: June 11, 2022 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabadhii aflagaadaysay Rasuulka (NNKH) oo dhibaato kale ay soo food saartay

Sabti: June 11, 2022 Booliiska magalada Delhi ee dalka Hindiya ayaa diiwaan galiyay kiis dacwadeed oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda

Sabti: June 11, 2022 Taliska ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa magaalada Garbahaarey…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo soo saaray go’aan

Sabti: June 11, 2022 Maanta oo sabti ah Xisbiyada Mucaaradka  ee Somaliland ayaa qorsheenayay inay dhigaan dibadbaxyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo Askar badan looga dilay Ukraine

Sabti: June 11, 2022 Sida ay tilmaameyso xog madax bannaan oo uu helay barnaamijka BBC Russia, waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah-faahin ku saabsan laba qarax oo ka dhacay Muqdisho

Sabti: June 11, 2022 Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ahaa miino dhulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay arrimaha la xiriira ganacsiga qaadka Kenya.

Sabti: June 11, 2022 Sarkaal sare oo ku dhow maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa BBC-da u…