Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Muqdisho kusoo dhaweeyay M/weynaha Jabuuti & R/Wasaaraha Itoobiya

Khamiis: June 9, 2022 Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow kasoo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay inay qarax ku dishay 15 ka tirsanaa ciidamada Danab

Khamiis: June 9, 2022  Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliland oo lagu xiray Hargeysa

Khamiis: June 9, 2022  Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa maanta xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli.

Khamiis: June 9, 2022  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo dhaqangelisay qaraar cusub oo sharaxaad ka dalbanaya golaha ammaanku markay isticmaalaan VETO

Khamiis: June 9, 2022  Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka dalbaday dalalka Shiinaha iyo Ruushka inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabis cusub sameeyay

Khamiis: June 9, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax ka socda Hargeysa iyo xildhibaan ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada booliska Soomaaliland

Khamiis: June 9, 2022 Banaanbax looga soo horjeedo madaxweynaha Soomaaliland, islamarkaana lagu dalbanayo doorasho ayaa waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney ayaa la dilay Weerar ka dhacay dalka Jarmalk

Khamiis: June 9, 2022 Haweeney ayaa la dilay, dad kalena waa dhaawacmeen, kaddib markii nin aan weli…

Posted in WARARKA MAANTA

Munaasabadda Caleema Saarka M/weyne Xasan Shiikh oo maanta dhaceysa

Khamiis: June 9, 2022 Maanta oo khamiis ah taariikhduna tahay 9-ka bisha June waxaa lagu wadaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoobiyayaasha lagu garaacay Muqdisho xilli maanta lagu wado caleema saarka madaxweynaha

Khamiis: June 9, 2022  Waxaa hoobiyayaal lagu garaacay magaalada Muqdisho xilli maanta lagu wado in madaxweynaha cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoor qoor oo magacaabay Cabdisamad Salaad Aadan in uu noqonaya guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee degmada Dhuusamareeb.

Khamiis: June 9, 2022 Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor qoor ayaa lagu magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Shiikh oo khadka taleefoonka kula hadlay amiirka Qatar

Khamiis: June 9, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wada-hadallo khadka taleefoonka ah la yeeshay tan…