Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay in Gole degaan loo sameeynayo Magaalada Cadaado

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu magacaabay qaar ka mid Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedkaas.

Isniin:  June 6, 2022 Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo sheegay in uu geystay weerarro uu qasaare ku gaarsiyay Ciidamada Ukraine

Isniin:  June 6, 2022 Ruushka ayaa ku andacoonaya in uu burburiyay dhismayaal warshadeed oo ku yaallay warshad…

Posted in WARARKA MAANTA

Toogashooyin ka dhacay saddex magaalo oo Mareykan ah oo lagu dilay sagaal qof,

Isniin:  June 6, 2022 Toogashooyin ka dhacay saddex magaalo oo Mareykan ah ayaa lagu dilay sagaal qof,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha gaashaandhigga Britain oo ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada ridada dheer iyo rasaasba u diri doonto Ukraine

Isniin: June 6, 2022 Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Geelle oo goor dhawayd soo garay magaalada Muqdisho

Isniin: June 6, 2022 Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka maaliyadda iyo safiirka Mareykanka oo kawada hadlay dib-u-habaynta dhaqaalaha

Isniin: June 6, 2022 Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa waqti la qaatay ciidamada kusugan Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya ee Moscow oo Ukraine lagu dilay

Isniin: June 6, 2022 Warbaahinta dowladda Ruushka ayaa xaqiijisay inuu dhintay mid ka mid ah jeneraalada ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay 3 xubnood.

Isniin: June 6, 2022 Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay saddex(3) kamid ah guddida…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisadda u dhaxeeyso dalalka Rwanda iyo DRC Kongo oo cirka isku sii shareereyso

Isniin: June 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, Felix Tshisekedi, ayaa sheegay “in aanu shaki…

Posted in WARARKA MAANTA

Askar ku eedeysan dil & dhac oo ay maanta xukuntay Maxkamad

Isniin: June 6, 2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27-aad ayaa waxay maanta xukuno kala duwan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid kamid ah shirkadaha duulimaadyada ee ugu weyn Yurub oo shuruudo adag dul dhigtay dadka koonfur Afrika

Isniin: June 6, 2022 Mid ka mid ah shirkadaha duulimaadyada ee ugu weyn Yurub ayaa sharciyo cusub…