Booliiska dalka Nigeria oo ka hadlay weerar lagu laayay dad badan
Talaado: June 7, 2022 Booliiska dalka Nigeria ayaa sheegay in rag hubeysan oo malintii Axaddii dad ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay qaadasha tallaalka Dabeesha
Isniin: June 6, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…
Ergayga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Isniin: June 6, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,…
Shirkadda Mercedes oo dib u aruurineysa 1 milyan oo gaari oo barreegyadu xumaadeen
Isniin: June 6, 2022 Shirkadda baabuurta sameysa ee Mercedes-Benz ayaa dib u ururienysa qiyaastii hal milyan oo…
Ergayga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Madaxda Hay’adaha Q.M
Isniin: June 6, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,…
Sheekh Cusmaan Barre “ Dowladii Farmaajo dadka waxay ka dhigtay qof cabsi ku nool, qof jeelka la dhigay iyo qof la dilay
Isniin: June 6, 2022 Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo ka mid ahaa…
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo sheegay in ay dib u riixi doonaan ciidamadda Ukraine inta ay reer galbeedka wadaan in hubka riddada dheer usoo diraan Ukraine.
Isniin: June 6, 2022 Waxaan hadda helnay falcelin dheeri ah oo ka timid Ruushka ka dib markii…
Hey’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa $100,000 ugu deeqday dadkii ku hanti belay dabkii ka kacay suuqa isgooyska Banaadir.
Isniin: June 6, 2022 Gudiga iyo Culimada Masjidka Abii Hurayra ee Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa Bilaabay…
Hay’adaha QM kala hadlay u gurmashada dadka ay saameeysay Abaarta
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag…
Guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay…
Madaxweyne Deni oo Guddiga doorashada kala hadlay dhameystirka doorashada qof iyo cod ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha…
Ciidanka NISA oo howlgal ku dilay Sarkaal katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa…