Dalka Soomaaliya la deriska ah ee leh barakacayaasha ugu badan dunida
Talaado: May 24,2022 Sanadkii 2021,caalamka oo dhan Itoobiya ayaa noqotay wadanka ay tirada ugu badan ee barakacayaasha…
Sucuudiga oo xayiraad lama filaan ah ku soo rogay Soomaaliya
Talaado: May 24,2022 Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shaqada ka joojiyay Wasiir katirsan xukumada Soomaliya
Talaado: May 24,2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha dibadda…
Guddiga Doorashada Kenya oo siyaasiyiin badan ka hor istaagay in tartamaan
Talaado: May 24,2022 Guddiga doorashada Kenya ayaa shaaciyay in aysan u ogolaan doonin siyaasiyinta iyagoo xilka haya…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer ku tegay Deegaanka Ceelmacaan
isniin: May 23, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray deegaanka Ceelmacaan…
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka ee Soomaaliya
isniin: May 23, 2022 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta KMG ah…
Maxkamad xukun ku riday askari Ruush ah oo qof rayid ah ku dilay Ukriane
isniin: May 23, 2022 Maxkamad ku taalla dalka Ukraine ayaa xabsi daa’in ku xukuntay taliyihii ciidamada Ruushka…
Hadal-heyn ka dhalatay wax albaab u eg oo lagu arkay hawada sare
isniin: May 23, 2022 Albaab-u-ekaha ayaa ka soo dhex muuqday sawirro uu qaaday gaariga xogta ururiya ee…
Gabar dhallinyaro ah oo maalin cad lagu dilay magaalada Aurangabad ee dalka Hindiya.
isniin: May 23, 2022 Gabar dhallinyaro ah ayaa maalin cad lagu dilay magaalada Aurangabad ee dalka Hindiya….
Wasiir sheegay ‘in dadka faqiirka ahi aanay jannada geli doonin”
isniin: May 23, 2022 Wargeyska New Vision ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa soo xiganaya siyaasi…
Madaxweyne Xasan oo magacaabay agaasimaha madaxtooyada iyo ku-xigeenkiisa
isniin: May 23, 2022 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xuseen Sheekh Maxamuud xilka…
Maraykanka oo wacad ku maray in Taiwan ay difaaci doonaan haddii shiinuhu weeraro
isniin: May 23, 2022 Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu faragelin milatari samayn doono si…