Lacagtii dowladda Imaaraadka Carabta ee xukumadda Farmaajo ay xayirtay oo la fasaxay
Khamiis: May 19, 2022 Lacagtii dowladda Imaaraadka Carabta ee xukumadda Farmaajo ay xayirtay sanaddii 2018 ayaa la…
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo markale ku kulmay Madaxtooyada
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha…
Ciidamada Gorgor oo degaano kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska GorGor ayaa maanta la-wareegey fariisimo cusub oo ay Al-Shabaab ka go’doomin…
Xukuumadda Somalia oo Maanta Imaaraadka ku wareejisay lacagtii horay looga xayiray
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga…
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta ansixiyay xeerar dhowr ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo Khamiis ah guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada…
Dil ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho & faah faahin laga helayo
Barqanimadii Maanta ayaa Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado waxaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay ku…
Cutubyo kamid ah Askarta Ukrain oo isku dhiibay Ciidamada Ruushka
Khamiis: May 19, 2022 Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen illaa…
Duqa Muqdisho iyo Xildhibaanno booqasho salaan ah ugu tegay Madaxweynaha Dalka
Khamiis: May 19, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…
Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Caabud-waaq
Khamiis: May 19, 2022 Wararka ka imaanaya degmada Caabud-waaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaas…
Dad lagu qabtay baaritaan laga sameeyay Muqdisho
Khamiis: May 19, 2022 Xalay xaafado ka tirsan degmada Warta-nabadda waxaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay ciidamo ka…
R/wasaare Rooble oo ku wajahan Imaaraadka Carabta
Khamiis: May 19, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa inuu u…
M/weyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shir looga hadlyay deyn cafinta Soomaaliya
Khamiis: May 19, 2022 Shir ku qabsoomay habka fogaan aragga ee Zoom-ka ayaa looga hannaanka geddi socodka…