Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Rooble oo Madaxda Howlgalka ATMIS kala hadlay Xoojinta Amniga

Khamiis: May 19, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay ku-xigeenka Howgalka…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Xasan Shiikh oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Khamiis: May 19, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay qaar kamid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh “Isbadal ayaan ku samaynayaa Hay’addaha Amniga

Khamiis: May 19, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisa boqolka maalin ee ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo tobanaan ruux ka afduubatay Nigeria

Khamiis: May 19, 2022 Dabley hubeysan ayaa tobaneeyo qof oo rakaab ah ka afduubtay waddada isku xirta…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo shaacisay sida laga yeelayo hadii la qabto rag uu kujiro Sheekh Shaakir

Booliska Dawlad Gobolleedka Galmudug, ayaa sheegay in sababta ay u doonayaan in la soo xiro 36 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwaynaha Dowlad degaanka oo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay shidaal yarida

Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cagjar ayaa ku eedeeyay dhibaatada keentay Shidaal yarida ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Somaliland oo la wareegay degmo katirsan Gobolka Sool

Ciidamo katirsan kuwa Somaliland ayaa Maanta qabsaday degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool oo ahayd degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi oo u hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirada Sacuudiga & Qatar

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u…