Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Baay
Ciidamada Millateriga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa saacadihii la…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Muqdisho
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed
Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ee dhawaan la doortay Xasan Sheekj Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynayaasha 5-ta…
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jubbaland & Safiirka Imaaraadka?
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed ayaa Maanta Hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay…
Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa…
Villa Somalia oo dhambaalo Hambalyo ah u guddoontay Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo…
Qatar & Imaaraadka Carabta oo ka hadlay doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa hambalyo ku aadan doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u…
Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore oo kulan gaar ah yeeshay
Waxa xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ku soo dhamaaday kulan ay yeesheen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan…
Ciidamada ATMIS & kuwa dowladda oo dib ula wareegay Ceelbaraf
Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwo dowladda Soomaaliya ayaa dib ula wareegay degaanka Ceelbaraf oo…
laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad
Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee…
Sweden oo ku Dhawaaqday Go’ankeeda ku biirista NATO
Talaado: May 17, 2022 Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay go’aansatay in ay gudbiso…
Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Go’anka ay Qaateen Sweden iyo Finland ee NATO
Talaado: May 17, 2022 Ma aha Dalalka Sweden iyo Finland inuu dhib ka jiro haddii dalalku ku…