Shiinaha oo ballaadhinaya dhismaha saldhigiisa hawada sare
Talaado: April 19, 2022 Shiinaha ayaa saddex cirbixiyeen oo cusub u diraya saldhiga hawada sare…
Ciidanka Xoogga dalka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan G/Mudug
Talaado: April 19, 2022 Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa DANAB qeybta 6-aad ee Guutada 16-aad…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka qeyb galay Shir ay ku qabaneysay Ururka Carabta ee Horumarinta Beeraha Wadanka Mooritaaniya.
Talaado: April 19, 2022 Wafdi uu hogaaminaayo Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka…
Diiwaangelinta musharixiin u tartameysa Guddoonka labada aqal oo maanta dhaceysa
Talaado: April 19, 2022 Guddiga Guddoonka doorashada Golaha Shacabka ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Muqdisho ka…
Muhaajiriintii ugu badnayd oo gaaray xuduuda Maraykanka ee Mexico
Talaado: April 19, 2022 Muhaajiriinta u soo tahriibaya dalka Maraykanka ee ka soo gelaya xadka dalka…
Maxkamada Sare oo maanta bilowday dhageysiga Kursiga HOP#086
Talaado: April 19, 2022 Maxkamada Sare ee dalka ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwadii uu Fahad Yaasiin…
Xil. Cismaam Xaadoole oo qaatay shahaadada Xildhibaanimo
Talaado: April 19, 2022 Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa wali Magaalada Muqdisho ka wado Shahaado…
Cristiano Ronaldo iyo xaaskiisa oo shaaciyay geerida wiilkooda
Talaado: April 19, 2022 Ciyaaryahanka kooxda Manchester United, Cristiano Ronaldo iyo Georgina Rodriguez ayaa shaaciyay geerida wiilkooda…
Maamulka degmada Kaxda oo shaaciyey xog ku aadan dilka Abwaan Beddel
Talaado: April 19, 2022 Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuum Abwaan Beddel Jaamac…
Taliyaha ciidamada guutada Gedo oo ka jawaabay eedeymo uu soo jeediyay Guddoomiyihii hore ee Gedo
Isniin: April 18, 2022 Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xalay gurigiisu ay weerar ku…
Rooble oo weerarkii baarlamanka ku qeexay ‘isku day lagu curyaaminayo dhameystirka doorashada’
Isniin: April 18, 2022 Tiro madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa maanta lagu weeraray xarunta baarlamanka Soomaaliya ee magaalada…
Taliyaha ku-meel gaarka ah ee hay’adda NISA Yaasiin Farey oo la filayaa inuu xilka ka dego marka uu maro dhaarta xildhibaan
Isniin: April 18, 2022 Taliyaha ku-meel gaarka ah ee hay’adda NISA Yaasiin Farey ayaa la filayaa inuu…