Kursi doorashadiisa maanta lagu qabanayo Kismaayo
Isniin: April 18, 2022 Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland, waxaa maanta lagu wadaa…
Kulanka Xildhibaanada oo lagu ansixiyay habraaca guddoonka doorashada labada gole
– Isniin: April 18, 2022 kulan wadajir ah ay yeesheen Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa…
James Swan oo la kulmay musharaxiin u taagan shirguddoonka golaha shacabka
Axad: April 17, 2022 Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u jooga Somalia James Swan ayaa maanta…
Maxaa ka jira warka ah in ciidamadii Ukraine ee Mariupol ay is dhiibeen?
Axad: April 17, 2022 Ilaa hadda ma jirto caddayn muujinaysa in difaacayaashiii ugu dambeeyay ee Ukraine ee…
Bisha Cas ee Falastiin oo sheegtay in sagaal iyo toban qof oo mudaaharaadayaal ah ay ku dhaawacmeen isku dhacyo
Axad: April 17, 2022 Haayadda Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in sagaal iyo toban qof oo…
Dad tiro badan oo hore uga qaxay Ukraine oo hadda ku soo laabanaya
Axad: April 17, 2022 Markii ugu horeysay tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine, tirooyinka socdaalka ee dawladda Polish-ka…
Jahwareerka ka dhashay tahriibayaasha UK ay dib ugu soo celineyso Rwanda
Axad: April 17, 2022 Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha UK ayaa ka digay in…
Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho
April 17, 2022 Weyneynta xuska maalinta dhir-beerista Qaranka Soomaaliyeed oo ku beegan 17 April iyo daahfurka Olale …
Mid kamid ah Musharaxiinta Gudoonka Golaha Shacabka Oo Lakulmay Wakiilka QM ufadhiya somaliya
Musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka Shariif M Abdullahi Ayaa waxa uu Maanta la kulmay Ergayga Gaarka ah ee…
Askari Muqdisho ku dilay Caawa wiil dhalinyaro ah
Askari katirsan Ciidamo Dowladda ayaa Caawa Isgoyska Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Wadada Warshadaha ku dilay Daa’uud Cadar…
Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacageed gaarsiisay xarunta maama ugaaso oo lagu xanaaneeyo Caruur
Axad:: April 17, 2022 Deeqdaan lacageed ayaa hay’adu ugu tala gashay in wax loogu qabto baahiyaha ka…
Ukraine oo shaacisay tirada ciidamada guud ee dagaalka uga dhimatay
Axad:: April 17, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in 3,000 oo askari oo u dhashay…