Posted in WARARKA MAANTA

Muslimiinta ku nool Adis Ababa oo dowladda Itoobiya ka helay war ay ku farxeen

Talaado: April 12, 2022 Golaha sare ee Muslimiinta ee magaalada Adis Ababa ayaa ku dhawaaqay in ardayda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka Yurub oo Ruushka ka quustay una hanqal taagaya gaaska Afrika

Talaado: April 12, 2022 Wadamada dalalka Midowga Yurub ayaa bilaabay inay xoojiyaan xiriirka kala dhaxeeya dalalka Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharrax Daahir Geelle” Waxaan rabnaa in aan Ciidamada ugu cudurdaarno marar badan oo la isku dayay in siyaasadaha la geliyo”

Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sarreeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda iyo dablayda Ciidanka Xoogga Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho

Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa waxaa ay weli magaalada muqdisho ka wadaan Shahaado siinta xildhibaannada labada Aqal…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga FEIT oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhaarinayo Xildhibaannada

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in waqtigii loo qabtay dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Shahaadooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo” Hadii aan nahay wadaniyiin mideysan waan ka adkaan laheyn Al-Shabaab”

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta khudbad ka jeediyay munaasabadda  62 sano…

Posted in WARARKA MAANTA

Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka Kalluumeysaneyso

Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska Ciidanka xoogga

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya sanadguuradii…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Talaado: April 12, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiinta XFS ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay

Talaado: April 12, 2022 Maleeshiyaad hubeysan ayaa bartamaha Caabudwaaq kudilay qof shacab ah, iyagoo dhaawacey labo kale…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo qaarkood Xiran, Xili Dabaaldagyo Socdaan

Talaado: April 12, 2022 Waxaa Maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, iyada…