Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo goor dhawayd ku ku guuleystay kursiga HOP#140 oo doorashadiisa lagu qabtay magaalada Jowhar :
Talaado: April 11, 2022 Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa caawa ku guuleystay kursiga HOP#140 oo doorashadiisa lagu…
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray ciidanka Xoogga Dalka
Isniin: April 11, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo ku aadan…
Taliska ciidamada Midowga Afrika oo sheegay in xayiraadda lagu soo rogay xerada Xalane aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dhaarinta xildhibaanada
Isniin: April 11, 2022 Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa sheegay in xayiraadda lagu…
Ruushka oo digniin u diray dalalka Finland iyo Sweden inay ku biiraan Nato
Isniin: April 11, 2022 Ruushka ayaa uga digay waddamada Finland iyo Sweden inay ku biiraan gaashaanbuurta Nato…
Axmed Madoobe oo ka digtay qorshe xasaasi ah oo Farmaajo ‘uu ka damacsan yahay’ Gedo
Isniin: April 11, 2022 Is-mari waaga doorashada ee ka taagan gobolka Gedo ayaa u muuqda mid ka…
Sharci-dejiyayaasha Pakistan oo doortay Ra’iisul wasaare cusub kadib markii Axaddii xilka laga tuuray Imran Khan
Isniin: April 11, 2022 harci-dejiyayaasha Pakistan ayaa maanta u doortay Shehbaz Sharif inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub…
madaxwayne Zelensky oo shegay in Tobanaan kun oo qof lagu dilay koonfurta magaalada Mariupol Ukrain
Isniin: April 11, 2022 Tobanaan kun oo qof ayaa loo badinayaa in lagu dilay koonfurta magaalada Mariupol…
Dacwad oogaha guud ee Kenya oo loo haysto in uu u eexdo Soomaalida iyo Muslimiinta
Isniin: April 11, 2022 Dacwad oogaha guud ee dalka Kenya, Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa beeniyay eedeymaha…
Soomaaliya oo laga hirgeliyay warbaahin ay ka shaqeyn doonaan haweenka oo kaliya ah
Isniin: April 11, 2022 Soomaaliya waxaa maanta laga hirgaliyay warbaahin loogu magac daray Bilan oo maqal iyo…
UK: Maxkmad go’aan ka gaartay kiiska Ali Harbi ee dilkii xildhibaan Amess
Isniin: April 11, 2022 Ali Harbi Ali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay…
Madaxweynaha Koonfur Afrika oo dhaleeceeyay kooxaha kasoo horjeedo dadka soo galootiga ah
Isniin: April 11, 2022 Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa ka hadlay dhibaatooyinka lagu hayo dadka so…
Dowlad Deegaanka oo diiday go’aan quseeya dhar xirashada dumarka Soomaalida
Isniin:April 11, 2022 Xukuumada ayaa ka hadashay warqadii aan baahinay ee kasoo baxday wakaaallada korontada ee Jigjiga….