Axmed Madoobe “ 16 ka kursi ee Gedo oon soo bixin doorasho ma jirto
Isniin:April 11, 2022 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo xalay la hadlayay xildhibaanada labada aqal ee federaalka…
Macron iyo Le Pen oo wareegga labaad isla aadaya
Isniin:April 11, 2022 Waxaa soo baxday inta badan natiijada doorashada madaxtinimo ee Faransiiska, waxaana wareegga koowaad ku…
Ruushka oo la yimid qorshayaal cusub oo ku aadan dagaalka Ukraine
Isniin:April 11, 2022 Ruushka ayaa qorshihiisa dagaal hadda u weeciyay dhanka bari ee dalka Ukraine, halkaasi oo…
Cabsi laga qaba in uu sii xumaado dagaalka Itoobiya xilli taagantahay xiisadda Oromiya
Isniin:April 11, 2022 Dagaal ayaa weli ka socda gobolka ugu dadka badan Itoobiya ee Oromia, kaas oo…
Emmanuel Macron waxaa loollan adag doorashada ku galinaysa haweeneyda lagu magacaabo Marine Le Pen
Isniin:April 11, 2022 Emmanuel Macron waxaa loollan adag doorashada ku galinaysa haweeneyda lagu magacaabo Marine Le Pen….
Dibedbaxyo looga soo horjeedo xilka qaadista Imran Khan oo ka dhacay Pakistan
Isniin:April 11, 2022 Dibedbaxyo looga soo horjeedo xilka qaadista ra’iisal wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ka dhacay…
Booliska Soomaaliya oo sheegay in xabsiga la dhigay ciidamo ku dagaalamay Marka
Isniin:April 11, 2022 Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dagaal shalay ku dhex maray Magaalada…
Howlo nadiifin ah oo maanta laga billaabay Suuqa Waaheen
Isniin:April 11, 2022 Duqa Magaalada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa sheegay in maanta Dowladda Hoose ee Hargeysa…
Dagaal ku billowday weerar madaafiic ah oo ka socda Gobolka Baay
Isniin:April 11, 2022 Goordhow waxaa uu dagaal xoog leh ka billowday degmada Diinsoor ee Gobolka Baay kaas…
Shir looga hadlayo xal u helida doorashooyinka oo weli ka socda Baydhabo
– Isniin:April 11, 2022 Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed waxaa maalintii seddaxaad…
Xarunta Guddiga FEIT oo wali ka socoto shahaado siinta Xildhibaanada
– Isniin:April 11, 2022 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa xaruntooda Muqdisho wali ka wada…
Madaxweynaha Jubbaland oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaanno
Axad: April 10, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa afur iyo casho…