Wasiir ‘xisbi furanaya’ oo iska casilay xukuumadda Muuse Biixi
Khamiis: March 31, 2022 Wasiirka wasaaradda Gaadiidka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahin ayaa warqada istiqaalada u gudbiyay maanta madaxweynaha…
Hormuud Salaam oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe & Isbitaal Martini Bisha Diyaar Garowga Bisha Ramadaan
Khamiis: March 31, 2022 Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho…
Mareykanka oo u soo baxay ciyaaraha Koobka Adduunka
Khamiis: March 31, 2022 Maraykanka iyo Mexico ayaa labaduba u soo baxay Koobka Adduunka ee dabayaaqada sanadkan…
Rooble “Gacantii dishay Ikraan Tahliil ayaa dishay Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi
Khamiis: March 31, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay kulan…
Booliska Kenya oo lagu eedeeyay dil ay dad shacab ah u geysteen
Khamiis: March 31, 2022 Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay booliska Kenya in ay si sharci darro…
Madaxweynaha Puntland oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay
Khamiis: March 31, 2022 Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 19…
Wasiirka Arrimaha dibadda Faransiiska oo booqasho ku maraya dalal Qatar Cuman iyo Kuwait
Arbaco March 30, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa bilaabay booqashooyin rasmi ah oo uu ku…
Weerarro dad lagu laayay oo ka dhacay Israa’iil
Arbaco March 30, 2022 Nin hubeeysan ayaa weerar ay dad ku naf wayeen ka geeystay gudaha Isra’iil,…
Guddiga Qaran ee gurmadka Abaaraha oo deeq Raashin ah gaarsiiyay Galmudug
Arbaco March 30, 2022 Guddiga Qaranka ee gurmadka Abaaraha Soomaaliya ayaa deeq Raashin gaarsiiyay deegaanno ka tirsan…
Maxay ku soo dhamaadeen wadahadaladii Ukraine iyo Ruushka?
Arbaco March 30, 2022 Wadahadaladii ugu dambeeyay ee waji ka waji la isku hor fariistay ee u…
Ukraine oo ka hadashay muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada
Arbaco March 30, 2022 Masuuliyiinta Ukraine ayaa baaraya muuqaal la sheegay in askar u dhalatay Ukraine ay…
Ukraine oo ka dalbatay wadamada caalamka in ay sharci darro ka dhigaan calaamada Z
Arbaco March 30, 2022 Dawladda Ukraine ayaa ugu baaqday wadamada qaar inay dambi ka dhigaan isticmaalka calaamadda…