Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Mareykanka oo cambaareeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde maalmo kadfib

Arbaco March 30, 2022 Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa cambaareeyey weerarradii toddobaadkii hore Al-Shabaab ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax lala eegtay Mas’uul ka tirsan degmada Wanlaweyn iyo Khasaaro dhimasho ah oo ka dhashay

Arbaco March 30, 2022 Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo howlgal ku qabatay Doomo Shisheeye oo Kalluumeysi sharci darro ah waday

Arbaco March 30, 2022 Howlgallo ay sameeyeen kadib Ciidamada Puntland oo iskugu jira Ciidanka PMPF iyo kuwa…

Posted in WARARKA MAANTA

Q.M oo walaac ka muujisay in sicir-bararka maciishadda uu gaari karo heer la mid ah dagaalkii labaad ee adduunka

Arbaco March 30, 2022 Madaxa hay’adda cunnada ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii ka digay in dagaalka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Faysal Xasan oo kasoo horjeestay in la tarxiilo Soomaalida ku nool Canada

Arbaco March 30, 2022 Iyadoo dhowaan dowladda Canada ay sheegtay inay dalkeeda ay ka musaafurinayso dad Soomaali…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyey fashilka ku yimid jadwalka doorashada Garbahaarey

Talaado: March 29, 2022 Waxaa markale fashil uu ku yimid jadwalka uu shaaciyey guddiga doorashada Jubbaland ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Hormuud Salaam Foundation oo maanta daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee Bisha Barakeeysan ee Ramadaan

Talaado: March 29, 2022 Munaasabad lagu daah furayey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee qeybaha nugul ee bulshada…

Posted in WARARKA MAANTA

Daacish oo sheegtay in ay dishay Saraakiil ka tirsan Booliiska Israel

Talaado: March 29, 2022 Ururka Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda toogasho ka dhacday dhulka Falastiin ee ay Yahuuda…

Posted in WARARKA MAANTA

Shil dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Burco

Talaado: March 29, 2022 Shil gaari oo ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Oomaar oo ka hadlay shakhsiyada Farmaajo, weerarna ku qaaday Axmed Madoobe

Talaado: March 29, 2022 Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Galmudug oo tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreesay ee Ciidamada Booliiska Galmudug

Talaado: March 29, 2022 Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug,  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa tababar usoo xiray dufcaddii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda dalalka G7 oo diiday in Lacagta Ruushka ay ku iibsadaan Shidaalka

Talaado: March 29, 2022 Hogaamiyayaasha todobada wadan ee aduunka ugu qanisan ee loo yaqaan G7 ayaa diiday…