Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo Ruusha u diray mar kale digniin
Arbaco: March 16, 2022 Waqooyiga Caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa waxaa Saakay duqeymo cusub ka geysta Ciidamada…
Xiligii digniinta Hey’adda Lacagta Adduunka “IMF” oo lagu sii siqayo
Arbaco: March 16, 2022 Dibu dhaca ku yimaada doorashada Soomaaliya, ayaa wuxuu la macno noqon karaa in…
Qoorqoor oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee soo dhamaatay
Maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeysay doorashada labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane…
Maamulka Galmudug oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeeyay dhammaan doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ka dib markii kuraastii ugu…
Puntland oo shaacisay waqtiga la qaban doono kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Puntland oo shaaciyey Jadwalka Doorashada lixda kursi ee ugu dambeesay kuwaas…
Mareykanka oo sheegay in Al-Shabaab kordhiyeen weerarada xilli lagu jiro waqti doorasho
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb, Larry André ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaalida in ay ka dambeeyaan khilaafka…
Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka…
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in dib loo bilaabayo Xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran…
Maamulka Koonfur Galbeed oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta sooo geba-gabeeyay doorashada 69 Xildhibaan…
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u…
Dowladda Somalia oo ka hadashay Qarax lagu dilay maamule iskuul
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka hadashay dil Maanta Magaalada Muqdisho loogu geystay Maamulihii Iskuulka dowladda ee degmada…
Shirkadaha bixiya adeegga Korontada ee kala Beco, Blue SKY iyo Muqdisho Power oo sheegay Qiimo kordhin
Talaado: March 15, 2022 Shirkadaha bixiya adeegga Korontada ee kala Beco, Blue SKY iyo Muqdisho Power ayaa…