Soomaaliland “Sheekh Aadan Suni Wuxuu Ubaxsaday dhinaca Alshabaab
Talaado: March 15, 2022 Xukuumadda jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaqday madaxbanaanida ee Somaliland aya shaacisay in sheekha caanka…
Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda dilka maamulihii Iskuulka degmada Dayniile
Talaado: March 15, 2022 War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya “Ma jiro cid aanu xirnay
Talaado: March 15, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in aysan…
Guddiga maamulka doorashooyinka ee Hir-shabeelle oo xalay qabtay doorashada tartan adag
Talaado: March 15, 2022 Guddiga maamulka doorashooyinka ee Hir-shabeelle, waxaa ay xalay qabteen doorashada kursi uu tartankiisa…
Muuse Biixi oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalka Mareykanka
Talaado: March 15, 2022 Madaxweynaha Somaliland oo wali ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waxaa uu…
Kuraastii baarlamaanka Koonfur Galbeed oo soo dhamaaday
Talaado: March 15, 2022 Maanta Waxaa Magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeynayaa doorashada kuraasta Golaha shacabka ee Barlamaanka…
Taliyaha ciidamada asluubta janaraal Mahad oo loo doortay xildhibaan
Talaado: March 15, 2022 Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kusoo baxay doorasho ka…
Ciidamo Kenyan ah oo qarax lagula eegtay wajeer
Talaado: March 15, 2022 Deegaanka Weel-caday ee gobalka Wajeer wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaan in halkaas…
Daahir Digdigle oo ahaa Maamulihii Iskuulka Dayniile oo goor dhawayd Qarax lagu dilay
Talaado: March 15, 2022 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo sheegay in safarka Muuse Biixi Washington uusan waxba ka beddeli doonin mowqifka dowladdiisa ee ku wajahan Soomaaliya.
Isniin: March 14, 2022 Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa sheegay in safarka madaxweynaha Somaliland Muuse…
Musharax Cabdinaasir Shirwac oo ku guuleysatay kursiga Hop#004
Isniin: March 14, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta…
Wasiirka Gaadiidka oo ka qaybgalay 10 Sano guurada Turkish Airlines
Isniin: March 14, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta…