Somalia iyo Indonesia oo ka wada hadlay xiriirka labada dal & Arrimo Muhiim ah
Sabti: March 5, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibada ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Cali ayaa maanta oo Jimco ah…
Duulaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo galay maalintii tobnaad
Sabti: March 5, 2022 Duulaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii tobnaad, waxaana Ciidamada Ukraine…
UNHCR oo sheegtay inay ka walaacsan tahay ‘cunsuriyad’ lagula kacay qaxootiga ka cararaya Ukraine
Sabti: March 5, 2022 Ha’yadda Qaxootiga u qaabilsan Qaranmada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay inay ka walaacsan…
30 ruux oo ku dhintay Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan
Sabti: March 5, 2022 Ugu yaraan 30 ruux ayaa ku geeriyooday, halka tiro intaasi ka badan ay…
Koox hubeysan oo Beledweyne ku dishay Sarkaal Boolis ah.
Sabti: March 5, 2022 Allah ha unaxariistee waxaa magaalada Beledweyne si gaar ah xaafada Holwadaag ee Magaaladaas…
Wafdi uu hoggaaminayo M/weyne Farmaajo oo ku wajahan Dooxa.
Sabti: March 5, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah…
Koofur galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada lix kursi.
Sabti: March 5, 2022 Guddiga Maamulka doorashooyinka Koofur galbeed ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada kuraas lix ah…
Guddigii uu RW Rooble u magacaabay xaaladda Garbahaarey oo hadlay.
Sabti: March 5, 2022 Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay…
Galmudug oo soo saartay Guddiyada soo xulaya kuraas taala Gaalkacyo.
Sabti: March 5, 2022 Guddiga maamulka doorashada Galmudug ee SEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada kuraas deegaan…
Aqal Cad ee Mareykanka oo ka hadlay sanatar ku baaqay in la dilo madaxweyne Putin
Sabti: March 5, 2022 Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa dhaleeceeyay senetar ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo…
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo tababar u qabtay 25 shaqaalo ah
khamiis: March 3, 2022 Agaasinka Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka…
Howlgalka AMISOM oo dhammaanaya 31-ka Maarso
khamiis: March 3, 2022 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay maanta inuu ku egyahay…