Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo maanta kulan la qaadanaya Amiirka Qadar

Axad: March 6, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay fiidnimadii gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada shan kursi oo ka billaabaneysa Gaalkacyo.

Axad: March 6, 2022 Doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ayaa goordhow ka bilaaban doonto…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo kasoo horjeedo JEESOW oo lagu arkay Beledweyne iyo xaaladda

Axad: March 6, 2022 Ciidamo gadoodsan oo u abaabulan hab maleeshiyo beeleed, kana soo horjeedo Daahir Amiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Guud ahaan dalka Ukraine, waxay militeriga Ruushka kasii wadaan duqeymaha magaalooyinka

Axad: March 6, 2022 Guud ahaan dalka Ukraine, waxay militeriga Ruushka kasii wadaan duqeymaha magaalooyinka xilli ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka u dhashay Ruushka oo ku qulqulaya waddanka Finland

Sabti: March 5, 2022 Xuduudda waddanka Finland uu la wadaago Ruushka, oo 120 meyl u jirta magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Qatar

Sabti: March 5, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sidee ayay Dadka DDS u arkaan Xuska Maalinta loogu magacdaray ‘Kaaraamardha’?

Sabti: March 5, 2022 Maanta dalka Ethiopia waxaa laga xusay maalin ay ugu magac dareen ‘Kaaramardha’, taasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine oo galay maalintii 10-aad

Sabti: March 5, 2022 Duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii 10-aad, magaalooyin dhowr ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxyo looga soo horjeedo dagaalka Ukraine oo ka dhacay caalamka

Sabti: March 5, 2022 Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay dhowr magaalo oo ku yaalla caalamka kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay: Qaxootigi ugu badnaa oo dagaalki 2-aad kaddib Yurub ka qaxay

Sabti: March 5, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay dadka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka: “Taako ka mid ah dhulka NATO haddii lagu soo xadgudbo waan difaaceynaa”

Sabti: March 5, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa markale ka dhawaajiyey Taako kasta oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isal wasaare ku xigeenka Ukraine oo Ruushka ku eedeysay inuu dhowrin xabbad joojinti

Sabti: March 5, 2022 Ra’isal wasaare ku xigeenka Ukraine Iryna Vereshchuk ayaa Ruushka ku eedeysay inuu dhowrin…