Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin cusub u diray Itoobiya

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia daris wanaag iyo inay masaalixdooda ka wada…

Posted in NEWS in ENGLISH

Waddani Party Levels Corruption Allegations Against Somaliland Administration

Hargeisa – Somaliland’s opposition party, Waddani, has openly accused President Bihi’s government of engaging in corruption and…

Posted in NEWS in ENGLISH

United States Donates Vehicles to Support Somali Justice System

Mogadishu, February 5, 2024 –  The U.S. Embassy in Mogadishu donated three vehicles to the Federal Government of…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Salman iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo kawada hadlay Xaaladda Gaza iyo arimo kale

RIYAD — Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in la leexsado gargaarka bani’aadannimo

BAYDHABA — Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka digay leexsashada gargaarka loogu talo-galay dadk baahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Badqabka shacabka waa ilaalinta nidaamka taraafikada iyo wadooyinka

Muqdisho — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagreen oo kulan la yeeshay Wafdi kasocda Qaramada Midoobay

BAYDHABO — Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dood adag oo ay xildhibaanda ka yeesheen arrimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee dalka

Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo kulan la yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Eedeeysane Sayid -Cali Macalin Daa’uud oo ahaa dilaagii dilay Luul Sheekh Cabdi oo gacanta lagu soo dhigay

Camaara —  Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane baxsad ahaa laguna…

Posted in WARARKA MAANTA

Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay Beledxaawo

BELEDXAAWO — Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan…

Posted in OPINION / FIKRAD

Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xannaanada Xoolaha

Muqdisho — Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka…