Qasaaraha ka dhashay weerar lagu qaaday garoon diyaaradeed ku yaalla Sacuudiga oo soo kordhaya
Khamiis: February 10, 2022 Ku dhawaad 5 qof ayaa ku dhimatay intaas ka badana waa ku dhaawacantay…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan oo dalkiisa ku casuumay dhiggiisa Raisal wasaaraha Israel Isaac Herzog
Khamiis: February 10, 2022 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa dalkiisa ku casuumay dhiggiisa Israel Isaac Herzog,…
DF oo shaacisay magacyada Soomaali meydkooda laga helay xuduudda laba dal
Khamiis: February 10, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada Soomaali kamid ahaa tahriibayaasha meydkooda laga helay…
War DEG DEG ah : Weerar culus oo lagu qadaay garoon ku yaalla Sacuudiga
Khamiis: February 10, 2022 12 qof ayaa lagu dhaawacay firirka diyaarad Drone ah oo lagu weeraray garoonka…
Trump oo lagu eedeeyey in uu baxsaday waraaqihii sirta ahaa ee ku saabsanaa kulankii uu la yeeshay Kim Jong-un
Khamiis: February 10, 2022 Hay’adda dawladda Maraykanka ee maamusha Kaydinta Xogaha Madaxtooyada ayaa ka codsatay waaxda caddaaladda…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo…
Doorashada kuraas aan lagu tartamin oo ka dhacday Muqdisho
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta hoolka dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho…
Go’aano kasoo baxay Shir looga hadlayay Amniga Magaalada Garoowe
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah Shir Guddoomiyay…
Booliska Somalia oo ka hadlay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu…
Dilka nabaddoon Colow oo cabsi ku abuuray odayasha dhaqanka ee gobolka Hiiraa
khamniis: February 10, 2022 Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa Talaadadii lagu dilay Nabadoon Cabdi Xuseen…
Tirada xildhibaanada maanta la dooran doona.
khamniis: February 10, 2022 Doorashada shan kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka kana soo jeeda gobolada waqooyi…
Qaramada midoobay: “Wadahadallada Itoobiya iyo TPLF meel wanagsan ayey marayaan.
khamniis: February 10, 2022 Qaramada midoobay ayaa rajo wanaagsan ka muujisay iney mira dhalan wadahadallada u socda…