Koox hubeysan oo xalay Yaqshid ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada 11 maalmo ka hor.
Khamiis: February 10, 2022 Koox hubeysan ayaa xalay Dagmada Yaqshid ee Gobolka banaadir ku dishay Allaha unaxariistee…
Ninkii hindisay adeegga ‘fadlan isoo wac’ ee teleefoonada oo magdhow culus heley
Khamiis: February 10, 2022 Nin u dhashay dalka Koofur Afrika ayaa ku guuleystay kiis horyaalay maxkamad oo…
Taliyaha Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan oo la kulmay Muqtada Al-Sadar
Arbaco: February 9, 2022 Taliyaha ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan Ismaaciil Qaani, ayaa magaalada Najaf ee koonfurta Baqdaad…
Heshiiska uu Guudlaawe la galay beesha Xawaadle oo la sheegay inaanu aheyn sida loo dhigay
Arbaco: February 9, 2022 Caaqil Muumin Gariig oo la hadlay warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay…
Gabadha ku dhawaaqaysa takbiirta ee uu muuqaalkeeda qabsaday baraha bulshada
Arbaco: February 9, 2022 Muqaalka, ardayad xijaaban oo u socotay fasalkii ay ka dhiganeysay kulliyadda waxbarashada ee…
Xiisad xijaabka la xirriirta oo ka taagan dalka Hindiya
Arbaco: February 9, 2022 Xiisad ayaa wali ka taagan dalka Hindiya gaar ahaan gobalka Karnataka halkaa oo…
Maxaad kala socota dheymanka ‘hawada sare ka soo dhacay’ ee qaaliga ah lagu iibinayo?
Arbaco: February 9, 2022 Dheemman madow oo bilyan sano jira, oo la rumeysan yahay inuu yahay dheemanka…
Shiinaha oo ka jawaabay booqashada wefdiga Somaliland ee Taiwan
Arbaco: February 9, 2022 Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha Zhao Lijian, ayaa ka jawaabay “booqashada” wefdi ka…
lacag ka badan 87 kun oo Doollar iyo dhulal la siiyey Xulka Senegaal guushii koobka
Arbaco: February 9, 2022 Munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa ciyaaryahan kasta waxaa la gudoonsiiyay abaal-marin lacageed…
Dunida oo ku jahwareersan tallaabada uu qaadi doono Putin
Arbaco: February 9, 2022 Maanta su’aashu waxay isu bedeshay: “Muxuu Mr Putin qorsheynayaa?” Tobanaan kun oo ciidamada…
Ciyaartoy Masaari ah oo ka ‘raaligelin’ ka bixiyay rigoorihii uu gafay ciyaartii Senegala
Arbaco: February 9, 2022 Mohanad Laashin oo qeyb ka ahaa xulka Masar kana ciyaara qadka dhexe ee…
Taiwan iyo Somaliland oo ballaarinaya xiriirkooda
Arbaco: February 9, 2022 Taiwan iyo Somaliland ayaa ballaarinaya xiriirkooda dhaqaale iyo midka siyaasadeed, inkasta oo ay…