Posted in WARARKA MAANTA

Ciidammada aadka looga baqo ee dilay Usama iyo hoggaamiyaha Daacish balse dili waayay Ceydiid

Sabti: February 5, 2022 Weerar ciidammada gaarka ah ee Mareykanka ay ka fuliyeen waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Faransiiska iyo Jarmalka oo booqanayo Ruushka iyo Ukraine.

Sabti: February 5, 2022 Madaxweynaha Faransiiska iyo Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ayaa toddobaadyada soo socda u ambabixi doona…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Turkiga oo sheegay inay meel u dhow xadka Giriiga ay ka heleen meydadka todobo qof oo kale oo tahriibayaal ah oo barafoobay.

Khamiis: February 3, 2022  Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay inay meel u dhow xadka Giriiga ay ka heleen…

Posted in WARARKA MAANTA

50 ka mid ah shaqaalaha Gobolka Banaadir oo shaciyey in sanad ka badan aan…

Khamiis: February 3, 2022  Ku dhawaad 50 dhalinyaro ah oo ka shaqeeya gobolka Banaadir ayaa cabasho xoogan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlu-Sunna Waljamaaca oo iska fogeeyay guusha uu gaaray Cabdisamad Macallin oo ah wiilka uu dhalay hoggaamiyaha ururkaas

Khamiis: February 3, 2022  Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay guusha uu maanta gaaray Cabdisamad Macallin Maxamuud,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la yeelatay ku-xigeenka ergayga QM

Khamiis: February 3, 2022  Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden oo amray in ciidamo kahortaga duullaanka Ruushaka la geeyo bariga Yurub

Khamiis: February 3, 2022 Mareykanka ayaa u diri doona ku dhawaad 3,000 oo askari oo dheeraad ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Imaaraadka oo mar kale lagu qaaday weerar Drone ah

Khamiis: February 3, 2022 Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inay xalay hawadeeda ka qabatay saddex diyaarad oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Mombasa oo Shan qof oo Soomaali ah oo ku dhimatay kadib dab ka kacay dhisme ku yaala halkaas

Khamiis: February 3, 2022 Shan qof oo Soomaali ah oo uu mid caruur yahay ayaa ku dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda Kenya oo wali ku jirta heegan sare kadib weeraro ay shababku ku qaadeen oo ay ku dhinteen ugu yaraan Shan iyo toban qof

Khamiis: February 3, 2022 Dowladda Kenya ayaa wali ku jirta heegan sare kadib weeraro ay shababku ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Sable Niguse waa gabadha uu ninkeeda si arxan darra ah ugu dilay magaalada Addis Ababa.

Khamiis: February 3, 2022 Sable Niguse waa gabadha uu ninkeeda si arxan darra ah ugu dilay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo Dilay Hoggaamiyihii DAACISH oo hab yaab leh ku dhintay

Khamiis: February 3, 2022 Hoggaamiyihii ururka Daacish ayaa lagu dilay howl-gal gaar ah oo ka dhacay gobolka…