Posted in WARARKA MAANTA

Carruur dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaartay dab qabsaday guri ay ku jireen

Sabti: February 5, 2022 Allaha u naxariistee laba Carruur ah ayaa ku dhintay, halka laba kalena ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Rayaan oo ah wiilka yar ee godka ku dhacay isla markaana u dhashay dalka Morocco oo qabsaday baraha bulshada dalkiisa iyo guudahaan caalamka.

Sabti: February 5, 2022 Rayaan oo ah wiilka yar ee godka ku dhacay isla markaana u dhashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Dalka Canada

Sabti: February 5, 2022 Dibadbaxa looga soo horjeedo xayiraadaha iyo amarrada COVID-19 ee ka socda magaalada Ottawa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sweden oo qaadeysa xayiraadaha COVID-19

Sabti: February 5, 2022 Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dalkeeda uu qaadayo xayiraadihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxyo looga soo horjeedo Qaramada Midoobey oo Sudan ka dhacay

Sabti: February 5, 2022 Taageerayaasha madaxda militariga ee Sudaan ayaa bannaanbax ka hor dhigay xafiiska Qaramada Midoobay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaflad lagu soo dhaweynaayey Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed oo lagu qabtay Baydhabo

Sabti: February 5, 2022 Xafladaan lagu soo dhaweynaayey looguna Hambalyeynaayey Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley oo dhawaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan oo laga helay cudurka Coronavirus.

Sabti: February 5, 2022 Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad reer Yurub oo xukun ku ridday ‘basaasiin’ Sucuudiga u shaqeeya

Sabti: February 5, 2022 Maxkamad ku taala dalka Denmark ayaa saddex xubnood oo ka tirsan kooxda mucaaradka…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Turkiga oo meel mariyay mooshin Soomaaliya ku saaban

Sabti: February 5, 2022 Mooshin lagu dalbanayo in la kordhiyo muddada Ciidamada Turkiga ee jooga Gacanka Cadmeed,…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo Ciidamadii ugu horreeyay xoojinaya Naato geeyay bariga Yurub

Sabti: February 5, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray ku dhawaad 3,000 oo askari oo dheeri…

Posted in WARARKA MAANTA

Mike Pence “ Madaxweyne Trump wuu khaldan yahay, xaqna uma laheen inaan hor istaago doorashada

Sabti: February 5, 2022 Mike Pence, ayaa sheegay in Donald Trump uu ku khaldanaa inuu isku dayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Baraawe

Sabti: February 5, 2022 Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Shir…